Timaha jirka dumarka iyo yaraanta naasaha xiriirka ka dhexeeyo Su’aasha: sc dhib i haysto kaso ah jirkayga timo badan ayu leeyahay xaad kaliya ma aha timo badan waliba meelo aan ka xishoonayo, taas waxay ii keenya murug iyo fikir marka aan guursado ninka sideen u hortaga timaha nagaha waxan maqlay qurux ma aha naagta jirka […]
