Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa Su’aasha: SC waxan rabaa inaad ii shegtan saliid macsarada timaha waxa ay tarto, gabdho badan ayaan ka helin inay timaha marsadaan, waxay raadiyaan saliidaha sijilaatada ah oo dibadda laga keeno, waxaan rabaan haddi ay waxtar leedahay saliid macsarada inaad iiso shegtaan. Jawaabta: Saliid macsarada waxay ka mid tahay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah Su’aasha: Walaal markaan hurdayo waxaa la idhahay waxaad soo bixisaa cod oo ah mmmm.. mmmm… yacnii uusan kaarida , khuurida kaasi maahin , mararka qaarna waan isla sheekeystaa wll maxaa waaye waxaasi maxaase sameeyaa si aan u joojiyo ? Mahadsanid Jawaabta: Qofka inuu dhawaaq ama hadal […]

Categories
Aqoonta Guud Caafimaadka Health

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga Su’aasha: Asc wllyaal. Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga iyo Laatiin?  Mahadsanid Jawaabta: Gariiga waxaa lagu tiriyaa ummadaha dunida ugu horreeyay dhanka cilmibaarista, xataa carabta waxay cuskadeen buugaagta ay qoreen culimada Gariiga, sidoo kale reer galbeedka aad ayay u cuskadeen marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa Su’aasha: Sxb cirid dhiiga sidee lagu daweyn karaa mararka qaar cadayga markaan isticmaalaayo ilkaha iyo gowsaha dhexdooda dhiig ka yimaado ama wayba ibararaan ciridka marka daawo nuucee loo isticmaali karaa. Jawaabta: Yiridka waxa keeno iyo qaababka loo daaweeyo in badan ayaan ka hadalnay, webka Daruur ayaadna ka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo Su’aasha: Dawadan ladhoho Rhino 10k maxa lo isticmalaa sawirkeda Wan so dhigi Kari wayay Jawaabta: Haddii aad ka waddo daawada lagu magacaabo Rhino C waa daawo loogu talaggalay in lagu daaweeyo hargabka iyo caburnaanta dhuunta xiliga qofka hargabka hayo, waxay wadataa xanuunjoojiye iyo qandhajabiye waxaa kaloo ay […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa? Su’aasha: Ninka galmada ku cusub dhaqsi miyuu ku biyo baxaa takale haday deg deg kaga imaadaan xaaladaas oo kale sow kamid maaha biya baxa deg dega Jawaabta: Qofka raaxada galmada ku cusub waa dabiici inay biyaha dhaqsi ka baxaan, waayo jirkiisa wax badan ayaa ku keydsan awood badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan

Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan Su’aasha: scw bahda daruur idinko mahadsan su’aal baan qaba waxay tahay xaaskayga markaan galma la sameyo biyaha manida aan ku shubay isla markii ayay soo noqdaan waxaan maqlay hadday biyaha shahwada so noqonayan naagta uur ma qaadi karto waxa la rabaa naagta inay biyaha gudaha u galan ooysan […]