Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya Su’aasha: scw daawo ama kaniin ma jira oo haweneydu ku cawinaya uur inay qaado waxan wada fursadaha uurqadida badin kara fadlan igu caawiya magaciisa iyo mesha laga heli karo. Jawaabta: Way jiraan daawooyin badan raga iyo dumarkaba wax u taraya xagga uurka ama dhalmada, waxay xoojiyaan biyaha ninka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka Su’aasha: Asc walaal macaan ugu horayn waan ku salaamay السلام عليكم ورحمة الله وبركاته markaan salaanta kasoo tago waxaan qabaa suaal waxaana raba in aad iga jaahil bixiso: = walaal aniga waxaan ahay dadka markay cunada iska yareeyaan caatoobo markaan cuno fiican cunaana xoogaa kala baxa marka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada Su’aasha: scw waxaan rabaa inad wax igga sheegtaan waxtarka qubada ma u roon tahay raga dhalinyarada oo siigada nafta ka qaaday sidee ugu fican oo laa isticmaali karaa fadlan faahfahin dheerad ayaan raba idinko mahadsan. Jawaabta: Qubada waxay ka mid tahay cuntooyinka aad qofka ugu fiican xagga galmada waxaa aad […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Su’aasha: Marku waswaska iguso dhacayo cabsi ayan dareema, madaxana wu ixanuuna isma controli karo maxa keeni karo Jawaabta: Waxaa kula gudboon inaad nafsiyan isu daaweyso, inaad badsato akhriska quraanka iyo salaadaha sunnada ah, iyo ducada iyo xuska Ilaahay guud ahaan, cabsida waxay ka imaanaysaa xagga shaydaanka, shaydaanka dadka wuu cabsiiyaa, siiba dadka Ilaahay ka fog, […]

Categories
Caafimaadka Health

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc Doctor cunug umula ayaa iga caburmay markuu 26 bari marayo awal caadi buu u neefsanayay 3 dhaqtar ayaan geyay mid waxuu dhahay qolof qplof ku jirta midna waxuu dhahay sanka dulbaa si dabiiciya u xidhan hadaba naaska wuu nuugaya lkn jifka ayaa xidhidhi dareemayaa Hadaba […]

Categories
Caafimaadka Health

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Wll wnku salamay waxaa aad ii cun cuna timaha salkooda marka maxaa keena timaha salkooda inay cun cunaan ma jirtaa dawo ama saliid cun cunkaasi baa bi ineyso ta kale timaha waan dhaqaa markasta lkn waana jara marka maxaa arintan keeni karaa ileedahay sxb. Jawaabta: Cuncunka timaha wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara Su’aasha: Asc walal dhib ba i haysta waxan ahay nin dhalinyar ah oo goor dhow guursaday bil kaliyan qabaa gabadha todobadka kowaad galmadayda ok ba ahayd 2 ilaa 3 jeer ayan samaynayay labo isbuuc kadib xaaskayga waxay aaday reerkooda waxay lasoo joogtay maalmo markay soo […]