Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa Su’aasha: scw bahda daruur gabadha haday mar kaste xirato keeshali xaga caafimaadka dhib ma u keeni karaa mise waa caadi . Jawaabta: Keeshali ama rajabeeto ama naascelis wixii lagu magacaababa waa maro caadi ah aan dhib u keenin xagga caafimaadka, labiska ayay la mid tahay sida […]
