Categories
Caafimaadka Health

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya Su’aasha: Asc Dr sln kadib 1 neerfaha ayaa ixanuuna markasta oo aan imtaxaan iyo hawlo adagba galo way ikacaan sido kale 2 wajigaygii oo isbadalay madoow I inoqday wakhtigii hore cadaan inoqday xitaa dharbaano ayaan yeeshay 3 indhaha oo xanuuna casaan inoqda tusaale hadaan wax akhriska badiyo dhiig cas […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya

Su’aasha: Waxaan ahay arday jamacadeed sanadkii ugu horeeyay hadda kohor waxaan arday dhinaca wax barashada aad ugu fiican intaan aafada siigada ugu dhicin Muddo waxaan kujiray siigadan 4 sano Nolashaydii iyo muqaalkii jidhkayga way baabiisay Maskax way burburisay waxaana cadayn u ah fashilka waxbarasho Aan kala kulmay jamacaada Inoo grade HOOSE keenay Ilaahada siigadii waan […]

Categories
Caafimaadka Health

Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara

Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara Su’aasha: Hada Labo sano Ayaan Ka Joogaa Lakin Waxa iigu Daran Ayaa Ah Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Malaga Yaabaa Inaan Qaab Dabeci Ah Uga Soo Kabto Mida Kale Xubinkayga Qalooc Ayuu Galay Miyuu Utoosayaa Qaab Dabeci Ah Anoona Wax Masaaj Samayn Jawaab Wacan Dr Jawaabta: Qalooca uma […]

Categories
Caafimaadka Health

Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado

Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado Su’aasha: Aafadu Walwal Ayay Igu dishay Waxaanan Kudhex Jiray Mudo Badan Hada Waan Joojay Mudo 2 Sano Ah Laakiin Wali Ma Hayo Wax Is Badal Ah Sidoo Kale Hada Ayuun Bay Dhibaatooyinkeedii Igu Soo Baxayaan Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Haba Yaraatee Darenkaygiii Kacsi Wuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno

Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno Su’aasha: Asc wll En waxaa rabay inaa ku weydiiyo suaal la xirirta indhaha, en walaal maxa sawaba indhaha o yeeshta kuus ama fin kaaso ay kujiran biyo yar yar midkaas o mararka qaar wata xanuun? Mahadsanid. Jawaabta: Finka isha kasoo baxo sababo badan ayaa keena, dad badanna […]

Categories
Caafimaadka Health

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan Su’aasha: naag xaas ah oo ilmo badan dhashay oo ka dareemayso xanuun daran naasha gaar ahaan kan midig waliba marka anaafsanayso su’aasha waxay tahay naasahaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan mise xiriir lama laha tolow maxaa keeni kara xanuunka naaska gud ahaan? Jawaabta: Xanuunka naasaha sababo badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Waan idin salaamey mudanayaasha Website ka masuulka ka ah. Waxaa igu dhacay cudur oo xaga sanka gudihiisa ah ayuu igaga dhacay, Sidaan filaayana waa cudurka Sinusitis ka, Hadaba wll cudurkaas ayaan rabay in faahfaahin buuxda leyga siiyo, soo dhowaada. Jawaabta: Cudurka loo yaqaano afka ingiriiska […]