Su’aasha:

DR DHERERKA QOFKA BINU AADAMKA AH DA,DEE BUU KU ISTAAGA 20 jir mise 25 thinks dr.

Dhererka qofka aadanaha da'da uu ku joogsato
Dhererka qofka aadanaha da’da uu ku joogsato

Jawaabta:

Caadi ahaan koritaanka qofka wuxuu u noqonayaa waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin hormoonka koritaanka iyo qanjiirada loo yaqaano afka ingiriiska Thyroid hormones carabigana الغدة الدرقية iyo hormoonada jnsiga, waxa saameeya dhererka qof waa dhamaan waxa aan soo sheegnay sidoo kale cuntada iskudheellitiran iyo caafimaadka guud ee jirka.
Inta badan wuxuu ku istaagaa dherer dadka marka ay qaangaaraan ilaa 18 sano
Gabdhaha waxay u badan yihiin 17 in dhererkooda ku joogsanayo wiilashana 18 laakin aragti kale ayaa jirta oo sheegaysa ninka iyo naagtaba waxay ku istaagaan 23 sano.
Laakin xaalad gaar way dhici kartaa qofka dhererkiisa inuu socdo xataa hadduu ka weyn yahay 23 sano.

 

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Usually, a person’s growth is due to many factors, including growth hormone and the thyroid gland, which is known in English as Thyroid hormones and in Arabic as الديدا الدرقية and sex hormones. What affects a person’s height is all that we have mentioned, as well as a balanced diet and general health of the body.
Most people’s height stops when they reach puberty until 18 years old.
Girls usually stop growing at 17 and boys at 18, but there is another theory that says that both men and women stop growing at 23 years old.
But in special cases, a person’s height can continue even if they are older than 23 years old.

Leave a Reply