Categories
Caafimaadka Health

Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah

Markaan iska dhaafey sigada kaadida ayaa dhib igu ah Su’aasha: Aac Dr. Magaceygu wa saadaq Dr waxaan ku weydiinayaa waxaan ahaay qof ahaay qof daily u siigeysta illaa muddo marka dr waxan go.ansadey ina iska joojiyo waana ku dhaqaqey arintas hadda waxaa moogahay muudo asbuuc iyo badh marka waxa caqabad igu noqotey kaadida markey iqabato […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Su’aasha: Asc waxaan ahay ardey markii suaal la weydiiyo dhidid cabsi kasoo daato ama aan fikirkiisa cabiri karin. Jawaabta: Waxaad tahay qof xasaas ah waxaad u baahan tahay inaad dhisto kalsoonidaada, su’aasha hore ayaan kusoo sheegay sida aad kalsoonida naftaada u siin karto, halkaan ka gal: Cabsida Fasalka Macalinka Su’aal Ma Weydiin Karo Cabsida La […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan siigaystaa 7 jeer dhib intee la eg ay ii keeni kartaa

Su’aasha: Dr maalin kaste waxaan siigaystaa 7 jeer dr hadii aan sifiican ucuno cuntada 3 wakhtiba tusaale Ahaan cuntadeena caadiga ah ee iska normal ka ah sida Bariiska iyo baastada iyo Quraacda subixii hadii aan intaa sifiican ucuno siigada wax may iyeelaysaa jidh ahaan dherer ahaan iyo Awood Ahaanba Mahadsanid dr. Jawaabta: Cunto kaste haddaad […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada dhererka qofka miyay joojisaa

Su’aasha: Siigada dhererka qofka miyay joojisaa Mahadsanid wllo Jawaabta: Qofka marka uu soo korayo jirkiisa wuxuu u baahan yahay vitamiino kala duwan iyo nafaqo badan siduu usoo koro, hadduu siigo barto asoo yar waxaa laga yaabaa inay saamayso koritaankiisa ama dhererka ama awoodda jirka, dhakhaatiir badan ayaa arintaas baaritaan ku ogaaday, ilmaha 12 sano jirka […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada koriinka jirka ma joojisaa

Su’aasha: Asc wllo waxaan ahay wiil 16jir ah waxaan waday siigada ilaa hal sano 24 hrs ba waxaan siigaystaa 5 jeer dr waxyaabaha aan isku Arkay waxaa kamid 1 caatonimo Ama dhuubni 2 waxaan isku Arkay inaan diciifo Ama ay lafahaygu daciifan jidhkayguna yaraado 3 waxaan isku Arkay indherer kaygu istaago oo dadkii Aan isdherer […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Liinta Sixirka iyo isha kahor tag ma u tahay

Liinta Sixirka iyo isha kahor tag ma u tahay Su’aasha: Asc waxaan in badan maqlay in liin dhanaanta ay kahor tag u tahay Isha Sixirka iyo Jinka Marka iyada iyo qolofteeda la isku Cuno Aniga liinta ima dhibto waan cunaa iyada iyo qolofteeda markii hore ma jeclaan jirin balse in badan aan isku qasbay Hada […]

Categories
Caafimaadka Health

27 jir ayaan ahay 3 sano ayaan siigo waday ma guursan karaa

Su’aasha: Waxaan jiraa hada 27 waxan siigaysanayay 3sano aan xiriir ahayn waxaan joojiyay anigoo 19 ama 20 jir ah xiligaa ayada waxan isku arkayay biyo baxa degdega Hada maguursan karaa madaama laga joogo 7 sano. Jawaabta: Haa waad guursan kartaa waxaana kuu fiican inaad guursato si aadan ugu laabanin falka siigada, marka aad guursato si […]