Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin Su’aasha: Biyaha madyiga dadka odhan maleyihin misna mala iska babinkara oo mala iska jojinkara Jawaabta: Biyaha madyida xiliga kacsiga ayay soo baxaan, dadkana way ku kala duwan yihiin dad dhaqsi ayay kasoo baxaan dadna xiliga galmada aay kasoo baxaan dad wax yar ayaa kasoo baxo dadna wax badan, lama […]
