Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA

Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA Su’aasha: Asc adeerkay iyo aniga isku DNA ma noqon karnaa hadii booska aabe nimo iigalo ilaa meqo nooc ayaana loo baaraa DNA-ga Jawaabta: DNA waa maaddada dhaxalka oo labada waalid xaggooda kaaga timaado, waxayna sugaysaa dhalashada ka dhexaysa nooleyaasha, adeerkaaga iyo adiga waxaad ku kulmaysaan awoowahaaga oo aabbaha […]
Waa maxay RNA iyo DNA maxaase lagasoo gaabiyay

Su’aasha: Asc RNA iyo DNA Xarfaha noocan ah maxa loo soo gaabiyaa muxuuse noqonayaa macnahoodu. Fadlan ii soo kala qaad qaada xarfahan si aan u fahmi. Mahadsanidin Jawaabta: DNA waxaa laga soo gaabiyay (Deoxyribonucleic acid ) carabiga waxaa loo yaqaanaa (حمض نووي ريبوزي منقوص الأكسجين) waa molecule oo ka kooban laba silsiladood (oo laga sameeyey […]
