Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

Dhacaanka badan oo siilka qoyan

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo Su’aasha: Asc naagta siilka qoyaanka badan oo aamnta oo dhan ka dhaqmin maxaa sabab u aa ma cudur bay qabtaa, mida kale markay nin arabto ama ay taleefan kula hadasho qoyaanka aad buu usoo baxaa wuxuu soo dhaafaa kastuumada ama nigiska qoyaanka siilka dumarka nooca kacsiga iyo kan cudurka […]

Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin

Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin

Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin Su’aasha: Biyaha madyiga dadka odhan maleyihin misna mala iska babinkara oo mala iska jojinkara Jawaabta: Biyaha madyida xiliga kacsiga ayay soo baxaan, dadkana way ku kala duwan yihiin dad dhaqsi ayay kasoo baxaan dadna xiliga galmada aay kasoo baxaan dad wax yar ayaa kasoo baxo dadna wax badan, lama […]

Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda

Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda

Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda Su’aasha: Asc bahda daruur wan idi salamay dhamantin inta kadib Suashaydu wa biyaha kayimada qofka marku darenkisu kaco laguna magacabo madida xukunkeda dinta ay kuxukuntay markay jirka iyo dharka kagarto iyo qabka la iskaga nadifiyo mahadsanidin Alah idin xifdiyo Jawaabta: Biyaha kuulatada ama madyida waa nijaaso faahfaahin dheeraad ah waxaad […]

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay Su’aasha: Garoob ayan ahay, waxan isku arkay dhacaan aan dhamaanin oo cad ah wuxuuna wataa ur aad u qurmuun, sidoo kale cun cun daran habeenkii kama hurdi karo maxaa daawo u ah la dhihi karaa fadlan. Jawaabta: Cuncunka iyo dhacaan labadaba waxay tilmaamaan bagteeriya, dumarka qaar […]