Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa

Su’aasha:

scw shaambo ayaan si qaldan cabay dhib miyay ii keenaysaa maxaa sameeyaa ma halis baa

Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa
Si qalad ayaan shaambo u cabay maxaan sameeyaa

Jawaabta:

Waxaa ugu muhimsan waxa ay ka samaysan tahay, shaambooyinka way kala yihiin,

haddii aan xanuun jirin ama balbal xaga caloosha jirin,  biyo badan cab biyaha caloosha ayay nadiifiyaan,

haddii calool xanuun jiro ama balbal daran waa inaad dhaqsi u tagtaa isbitaal.

 

Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa

 

The most important thing is what it is made of. There are different types of shampoos.

If there is no pain or discomfort in the stomach, drink plenty of water. Water will cleanse the stomach.

If there is severe stomach pain or discomfort, you should go to the hospital immediately.

Leave a Reply