Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka Su’aasha: waxan maqlay qofka siigaysta inuu ku dhacayo kansarka xubnaha taranka arintaas ma iga jaahil bixin kartaan. Jawaabta: Xiriir kama dhexeeyo seegada iyo kansarka laakin siigada waxay dhib u keeni kartaa maqaarka xubinta taranka guud ahaan waxay ka tagsiinaysaa dareenka caadiga ah qofka wuxuu noqonayaa qof siigo mooyee wax […]
