Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo

Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo

Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo Su’aasha: scw webkiina wax badan ayaan ka faa’iday waadna ku mahadsan tihiin waxaan rabaa wax keeno dhareerka marka aan hurdada galo cudur miyaa maxaase lagu joojin karaa Jawaabta: Dhareerka caadi ahaan caruurta ayuu u badan yahay markay u dhexeeyaan 3 bil ilaa 6 bilood waliba marka […]

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof da, yar oo ah 17 sano jir haba ahaate waxaan ladhibanahay ilkaha oo idaata yacnii jajaba Aniga qof yar baan ahay markaa maxaakena su aal labaad ayaan qabaa lakiin markii aad tan kasoo jawaabto ayaan soo dirayaa iyadana madamo marar badan aad tidhi labo su […]

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha

blank

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada. Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin diinteena mar hore ayay sheegtay qiimaha uu leeyahay cadayga. wuxuu leeyahay rasuulka (SCW):  (لَوْلاَ أَنْ […]

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha Su’aasha: Dhuxusha ilaka lagu nadiifnayo wax dhib miyay u keeni kartaa, jirro afka ku dhici karta maa laga qaadaa. Jawaabta: Dhuxusha waxay ka mid tahay waxyaalaha ilkaha lagu nadiifin karo, laakin waxaa shardi ah inay ahaato mid nadiif ah sidoo kale mid aan wadanin wax kale oo aan […]

Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Su’aasha Su’aal an qabaa nika hadii uu afkiisa uraayo cadey iyo nadafadna ma rabo diinta maxay ka qabtaa in layska furo fadlan jawa deg deg ayn idin karab mahadsanidin. Jawaabta Ilkaha in cadeysto waxay ka mid tahay nadaafadda diinta islaamka ay amartay, kuna boorrisay muslimiinta inay mar kaste cadeystaan siiba waqtiyada salaadda la tukan rabo. […]