Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa Su’aasha: Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid Jawaabta: Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin […]

Categories
Caafimaadka Health

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka Su’aasha: scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan Jawaabta: Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo […]

Categories
Caafimaadka Health

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa Su’aasha: scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan? Jawaabta: Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa Dhabar xanuunka   ألم الظهر  qofka  dareemo waa xanuun dadka inta badan ay dareemaan qofka sabab gaar ah ayaa u keena, hadaba halkan waxaan kuugu soo bandhigaynaa sababaha keena dhabarxanuunka oo kooban: 1- Qofka inuu u seexdo qaab qaldan, siiba qofka marka uu daalan yahay ama uu dhafarsan yahay […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa Su’aasha: sc walaal daruur qofka biyaha 2 daqiiqo aan hayn karin haduu adeegsado daawada kawaabyada buufiska dhib miyay u keenaysaa ilaa goorma ay jirkiisa ku jiraysaa haduu isku buufiyo marka uu naagtisa u galmoonayo, mida kale dhib ma leeyahay hadii qofka biyabaxa degdega u adeegsado daawadaas […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa Su’aasha: Waku salamay sxb markaan saaid u kacsado wxn moodaa in caloosha la iga haayo cml xaaladaasoo kale maxaa la dhihi karaa Jawaabta: Arrintan waxaa sabab u ah biyaha manida dhowr jeer aad isku celisay, qofka marka uu kacsado ama uu dareenkiisa kiciyo ama uu siigo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay Su’aasha: caleenta cagaaran maadama ay cagaaran tahay tan aan isticmaalo ee Lipton way gaduudan tahay maxa sababay cagaarnimada meesha may qorantahy mise ama expire wayay. Jawaabta: Caleenta cagaaran waa cagaar, guduud ma aha, marka aad soo iibsanayso iska hubi inay cagaar tahay inay dhacdayna taariikhda ayaad ka […]