Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Su’aasha:

sc walaal daruur qofka biyaha 2 daqiiqo aan hayn karin haduu adeegsado daawada kawaabyada buufiska dhib miyay u keenaysaa ilaa goorma ay jirkiisa ku jiraysaa haduu isku buufiyo marka uu naagtisa u galmoonayo, mida kale dhib ma leeyahay hadii qofka biyabaxa degdega u adeegsado daawadaas

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa
Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Jawaabta:

Daawooyinka buufiska oo kawaabyada meesha la mariyo ama lagu buufiyo dareenka ayay ka qaadaan, waa loo adeegsan karaa biyabaxa degdega, qofka ilaa 30 daqiiqo ayay hayn karaan laakin dareen ma lahaanayo kaliya geedka wuu iska taagnaanayaa waxaa kaloo laga yaabaa naagta inuu saameeyo iyadana ay ka dareemi weydo raaxo geedka ninka, qofka raba inuu daawadaas isku buufiyo waxaa fiican markuu isku buufiyo 5 daqiiqo kadib geedkiisa inuu dhaqo hadduu galmo sameyn rabo si aysan naagta u gaarin kawaabyada.

Laakin waxaa fiican qofka inuu siyaabo kale biyaha u daahiyo su’aalo badan ayaa laga jawaabay oo ku saabsan arrintan linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa:

 

  1. Dhibka Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Daaweeyaa
  2. Dhakhtar Pharmacy Ayaa Ii Sheegay Biyabaxa Degdega Daawo Inuusan Lahayn
  3. Daawada Ugu Fiican Biyabaxa Degdega
  4. Saliidda Dhegeyaraha Sida Loogu Daaweeyo Biyabaxa Degdega
  5. Kaniiniga Virecta Biyaha Muu Daahiyaa
  6. Muddada Caadiga Ee Biyabaxa Ninka

Sprays that are applied or sprayed on the penis can numb the sensation, and can be used for urgent urination. The person can hold it for up to 30 minutes, but the penis will not feel any sensation, only the penis will remain erect. It may also affect the woman and she will not feel comfortable with the man’s penis. The person who wants to spray this medicine should wash his penis after 5 minutes if he wants to have sex so that the woman does not touch the penis.

But it is better for the person to delay ejaculation in other ways. Many questions have been answered and you can read about this in these links:

How to Treat Urgent Urination
A Pharmacy Doctor Told Me There is No Medicine for Urgent Urination
The Best Medicine for Urgent Urination
Earrings Oil How to Treat Urgent Urination
Does Virecta Pill Delay Urination
Normal Duration of Urination in Men

Leave a Reply