Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa Su’aasha: sc walaal daruur qofka biyaha 2 daqiiqo aan hayn karin haduu adeegsado daawada kawaabyada buufiska dhib miyay u keenaysaa ilaa goorma ay jirkiisa ku jiraysaa haduu isku buufiyo marka uu naagtisa u galmoonayo, mida kale dhib ma leeyahay hadii qofka biyabaxa degdega u adeegsado daawadaas […]
Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa

Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa Su’aasha: Maxsize bahasha bahalka bararisa halkan joogo wan kawaye kuwa kale isheeg maxman lamid miyaa. Jawaabta: Walaal mid kale ayaa jirto waa daawo lagu buufiyo bahalka oo biyaha daahisa geedkana weynaysa waxaa la yiraahdaa Procomil spray daawadan iyadana waa daawo caan ah aad loo adeegsado, waa buufis. […]
Daawada geedka ninka bararisa mageceeda

Daawada geedka ninka bararisa mageceeda Su’aasha: walaal dawada guska lagu buufiyo ee balac ahan bararisa ee weyneysa mageceed mida kale hadan ku buufiyo mu weynaanaya ila biyaha iga imadan wax dhib ah maleedahay. Jawaabta: Way jirtaa daawo careem ah oo geedka nink lagu weyneeyo xiliga galmada kaliya noocyo badan ayaa jira waxaa ugu caansan nooc […]
Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa saameyska ay leedahay

Su’aasha: Marka hore salan sare. Marka xigta, waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida sharafta, wanaaga, walaltinimada leh ee aad ugu adeegeysaan dadkiina. Marka sedexaad, su’aasheydu waxaa weeye: Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa marka ay marsadaan ee ay galmo sameynayaan ma wax saameyn caafimaad leh ayay leedahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Bomaatada kawaabyada ka dhigto jirka siiba meesha la mariyo […]
Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda Su’aasha: Asc wall waxaan jeclahay habaryar aa qaraabo nahay oo hooyaday ilmo adeer baana ay yihiin gabdhaas aaad ayaan u jeclahay lkn cidna uma sheego oo family ka cayb wayn ayaa iga soo gaarayso lkn jacaylka aan qabo ayaa ah jacayl xad dhaaf gabdhaha ayada […]
