Categories
Fatwada

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor Su’aasha: Walaal qof raba inuu soomo lkn ka cabsi qaba inuu suxuurta ka dib dhaco intaanu seexan kahor ma suxuuran karaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu soomo asoon saxuur cunin oo casho kaliya uu ku kaaftoomo inkastoo saxuurta ay barako ku jirto qofkana uu ka helayo […]

Categories
Fatwada

Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc wll hay’ad ma u shaqayn karaa ama lacag maka qaadan karaa yacnii xaaraan miyaa mise xalaal? Mahadsanid wll Jawaabta: Waxay ku xiran tahay hay’adda aad ka shaqaynayso waxa ay samayso , haddii ay yihiin wax xalaal ah waa xalaal hadday yihiin wax xaaraan ah waa […]

Categories
Fatwada

Nin lacag igu leh oo aan waayay maxaan ku sameeyaa

Nin lacag igu leh oo aan waayay maxaan ku sameeyaa Su’aasha: Walaal muddo laga joogo 11 sano ayaa waxaan dhigan jiray private lagu barto computer ka, bishii ugu danbaysay ee aanu ku qalin jabinaynay macalinka maan siinin fee giisii, sidaan kolba is kulahaa waad siindoontaa wakhti ayaa kasoo wareegay muddo kadib waxaan ogaaday in macalinkii […]

Categories
Fatwada

Alaab la iibiyay oo lacagteeda soo daahday ribo miyaa

Su’aasha: Asc waxaan ibiyay alaab lkn lacagtii aya laydhahay aan kusoo qaado balse lacagtii ayaa laygala raagay amaahna maysoo galin meesha tasi ribo manoqon kartaa Jawaabta: Alaab aad iibisay oo lacagteeda kaa soo daahday ribo ma noqon karto, qof alaab deyn waad ku siin kartaa waxna waad amaahin kartaa waqti ayaad ku heshiinaysaan, ribada waa […]

Categories
Fatwada

Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayo

Su’aasha: asc wll waxn kuweydiin lahaa inaad iga jaahil bixiso su’aashan” walaal waxaan maqley qur’aanka oo loo Akhrinayo xarfahiisa qaar sida أمن هذا الذي يرزقكم ayey ahayd ee suuradda tabaarak lkn waxaan maqley iyadoo la leeyahay أمن هذا الذي يرزقكمو yacnii waaw ayaa lagu kadib waa la jiidaaya oo waxaa la leeyahay yarzuqukumuu ) iyo […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Talo kusaabsan qofkii diinta shaki ka galo

Su’aasha: Asc walalyal dhibaato weyn baa iheysta ilaahey haii dambi dhaafo adinkana ila taliya; sanadkii lasoo dhaafay ilaa io sanadkan waxaan isku arkay shaki badan oo arin mar aan kashakiyay baa rumoowday markas wixii kadambeeyay waxaan noqday qof zaaid ucabsanaya oo waxwalba uu arka kashakinaya waan kasoo gudbi jiray oo ilaahey talo saaran jiray alx […]

Categories
Fatwada

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa Su’aasha: Asc bahda daruur een waxaan qabaa su’aal ah haddii adigoo muslim ah ma ku dhaqmi kartaa gaal xikmaddiisa iyo hadaladiisa teeda kle filimada gaalada ay soo jisho sida Hindiga iyo wixii lamid ahba ma daawan karaa qofka muslimka ahi Jawaabta: Hadalkii fiican oon diinta khilaafsanayn waa la qaadan karaa […]