Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

Su’aasha:

Asc bahda daruur een waxaan qabaa su’aal ah haddii adigoo muslim ah ma ku dhaqmi kartaa gaal xikmaddiisa iyo hadaladiisa teeda kle filimada gaalada ay soo jisho sida Hindiga iyo wixii lamid ahba ma daawan karaa qofka muslimka ahi

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa
Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

Jawaabta:

Hadalkii fiican oon diinta khilaafsanayn waa la qaadan karaa xataa hadduu yahay qofka uu kasoo fulay gaal, sidoo kale wixii fiican waa inaad qaadataa adoon eegin qofka sheegay.

Filimada noocyo badan ayay leeyihiin qaar waxaa jira taariikh ka sheekeeya ama farsamo gaar ah ama aqoon kuwaas la mid ma aha filimada lagu kicinayo dareenka jacaylka iyo dareenka ninka iyo naagta, kuwaas shaki kama taagna qofka inuu dambi ka qaadayo, guud ahaan filinka ayay ku xiran tahay wixii ku sugan hadday yihiin wax diinta khilaafsan oo shar iyo xumaan ah qofka dambi ayuu ka qaadaa, hadday yihiin wax fiican oo aan diinta khilaafsanayn wax dhib ma laha, xataa hadduu yahay filin dad muslin ay sameeyeen laakin uu xumaan wato waa la mid filimada ay gaalada sameeyeen.

Filimada hindiga waa filimo lagu kicinayo dareenka jacaylka mana aha filimada qofka uu wax fiican ka baran karo, waliba waxay wataan naago qaaqaawan oo niikanaya ama falal qaab daran samaynaya, qofka daawada kuwaas wuxuu ka qaadaa dambi, waxaa waajib ah inuu qofka iska ilaaliyo, hadduu daawadana uu Alle dambidhaaf weyddiisto.

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay

Good speech that does not contradict religion can be accepted even if the person who said it is an infidel, and you should also accept what is good regardless of who said it.

There are many types of films, some of which tell a story or have a special technique or knowledge, but these are not the same as films that stimulate feelings of love and affection between a man and a woman. There is no doubt that a person will take offense at these. In general, it depends on the content of the film.

If it is something that contradicts religion and is evil and wrong, the person will take offense at it.

If it is something good and does not contradict religion, there is no problem.

Even if it is a film made by Muslims but it contains evil, it is the same as films made by infidels.

Hindi films are films that are meant to arouse feelings of love and are not films from which one can learn something good.

They also feature naked women who are naked or do violent acts.

Anyone who watches these films is committing a sin. It is obligatory for a person to avoid them, and if he watches them, he should ask Allah for forgiveness.

41

Leave a Reply