Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]

Categories
Fatwada

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]

Categories
Fatwada

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay Su’aasha: Walaal ninkii yahuudiga ahaa ee la odhan jiray mukhayriiq ee dagaalkii uxud rasuulka lagalay ee kudhintay miyuu islaamay intaanu dagaalka galin mise isagoo yuhuudi ah ayuunbuu nabiga la dagaal galay si uu magaalada madina u difaaaco Jawaabta: Mukhayriiq bin Annadiir  مخيريق بن النضير  wuxuu ahaa caalim […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya) Su’aasha: Walaal sidaan rajaynayo inaad ogtahay waxaa jira xadiith rasuulka lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay “qofkii saf xidhiidhiya allah ha xidhiidhiyo qofkii saf gooyana allah ha gooyo” xidhiidhintaa iyo goyntaas allah uu adoonka xidhiidhinayo ama goynayaa maxay noqon kartaa (fasirka) F:G. Xadiisku wuxu kusaabsanyahay safafka salaadda […]

Categories
Fatwada

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno Su’aasha: Asc wll markasto oon cibaadada aan badiyo waswaska ayan igubadan tusaale hadi aalada kuqushuc is irahdha ama Qur’aan akhriskisa bidi ama xuska Alle badi Marki aan yareeyo cibaadada waswaska wuiga yaraada Sababto maxay tahay hadi aan cibaadada kusi dadaalo oon ku adkeysto malaga yaaba inu waswaska igaharo […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa Su’aasha: Juuj iyo wa ma juuj ma laba qoombaa mise waa hal qoom. Jawaabta: Juuj iyo Maajuuj waa dad ka soo jeeda Yaafth bin Nuux nabi Nuux (CS) wiilkiisa waa labo ummad oo ku nool adduunka, waxaa lagu xiray meel aysan kasoo bixi karin sida quraanka sheegay, waayo […]

Categories
Fatwada

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo Su’aasha: Wll qofku marka uu ducaysanayo ee uu ducada dhamaysto labada gacmood inuu wajigiisa ku masaxaa ma arrin soo aroortay oo waarid ahbaa mise waa la iska caadaystay. Jawaabta: Qofka marka uu ducaysanayo inuu gacantiisa wejiga mariyo ama ku masaxo culimada way isku khilaafeen qaar waxay qabaan […]