Su’aasha:

asc wll waxn kuweydiin lahaa inaad iga jaahil bixiso su’aashan” walaal waxaan maqley qur’aanka oo loo Akhrinayo xarfahiisa qaar sida أمن هذا الذي يرزقكم ayey ahayd ee suuradda tabaarak lkn waxaan maqley iyadoo la leeyahay أمن هذا الذي يرزقكمو yacnii waaw ayaa lagu kadib waa la jiidaaya oo waxaa la leeyahay yarzuqukumuu ) iyo xarfo kaleba wll taasi waa maxay maxayse sidaas ugu dhawaaqayaan?

MAHADSANID WALAAL

Qiraa'ada miimka reeban oo waaw lagu darayo
Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayo

Jawaabta:

Walaal quraanka wuxuu leeyahay akhrisyo (qiraa’aad) kala duwan oo gaaraya 10 qiraa’o, dhammaanna nabiga (SCW) ayay ka sugnaadeen, marka qofka wuu dooran karaa qirada uu ku akhrinayo, laakin waxaa fiican waddan kaste qirada laga haysto inaad ku akhriso haddaad tahay qof qiraa’ooyinka tobanka garanaya, midda ugu caansan waa qiraa’ada Xafsa loo yaqaano oo soomaali meelo badan ay ku faafsan tahay, sidoo kale soomaali waxaa laga helaa qiraa’ada loo yaqaano Abuu Camr oo dugsiyada quraanka ay ku akhriyaan inkastoo aysan si toos ugu akrinin.

Qirada adiga aad sheegtay waxay ka mid tahay qiraa’ooyinka tobanka waa la dhahaa qiraa’da  Warsh, waxaa laga yaqaanaa galbeedka iyo waqooyiga afrika sida Aljeeriya iyo Tuunis iyo Marooko iyo Liibiya iyo Sanigaal iyo Muuritaaniya.

Musxafkan ayay leedahay qiraa’da Warsh

akhriska warsh

  Xataa sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi wuu duubay qiraa’adan ka dhex raadi webka Islamaway.net

 

Qofka markuu quraanka maqlo ooya mala mid yahay qof cabsida Alle la ooyay

The Quran has 10 different readings (qira’a’ad), all of which are from the Prophet (PBUH), so a person can choose the qira’a’ to recite, but it is better to read the qira’a’ of each country if you are someone who knows the ten qira’a’s, the most famous one is the qira’a known as Hafsa, which is widespread in many Somali areas, and in Somali there is also the qira’a known as Abu’u Amr, which is recited in Quran schools although it is not read directly.

The qira’a you mentioned is one of the ten qira’a’s, it is called the Warsh qira’a, it is known in West and North Africa such as Algeria, Tunisia, Morocco, Libya, Senegal and Mauritania.

This museum has the Warsh qira’a

The Warsh recitation—transmitted from Nafi‘—is one of the *mutawatir* (mass-transmitted) modes of reciting the Holy Quran. It is attributed to Abu Sa‘id ‘Uthman ibn Sa‘id ibn ‘Abdullah ibn ‘Amr ibn Sulayman, known by the nickname “Warsh.”

Warsh—whose name was ‘Uthman ibn Sa‘id (110–197 AH)—was given the nickname “Warsh” by Nafi‘. He was a Quran reciter in Egypt.

He later traveled to Medina to study under Nafi‘, completing several full recitations of the Quran with him in the year 155 AH.

Upon returning to Egypt, he became the foremost authority on Quranic recitation in the region, facing no rival in this field. He was distinguished by his mastery of the Arabic language and his profound knowledge of *tajwid* (the rules of Quranic recitation).

He also possessed a beautiful voice. Yunus ibn ‘Abd al-A‘la said: “Warsh was an excellent reciter with a beautiful voice; when he recited, he would articulate the *hamza*, extend vowels, emphasize consonants, and clearly enunciate grammatical inflections—captivating his listeners so that they never grew weary.”

 

رواية ورش عن نافع هي إحدى الروايات المتواترة التي يُقرأ بها القرآن الكريم، تنسب إلى أبي سعيد عثمان بن سعيد بن عبد الله بن عمرو بن سليمان والملقب بورش
ورش هو عثمان بن سعيد (110 هـ–197 هـ) لقبه نافع بلقب ورش. كان مقرئاً في مصر،

ثم رحل إلى المدينة المنورة ليقرأ على نافع، فقرأ عليه ختمات في شهر سنة 155 هـ،

فرجع إلى مصر وانتهت إليه رئاسة الإقراء في مصر، فلم ينازعه فيها منازع، مع براعته في اللغة العربية ومعرفته في التجويد،

وكان حسن الصوت، قال يونس بن عبد الأعلى: «كان ورش جيد القراءة حسن الصوت، إذا قرأ يهمز ويمد ويشدد ويبين الإعراب، لا يمل سامعه»

Leave a Reply