Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor Su’aasha: Walaal qof raba inuu soomo lkn ka cabsi qaba inuu suxuurta ka dib dhaco intaanu seexan kahor ma suxuuran karaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu soomo asoon saxuur cunin oo casho kaliya uu ku kaaftoomo inkastoo saxuurta ay barako ku jirto qofkana uu ka helayo […]

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa Su’aasha: Asc , xalay suxuurtiibaa idhaaftay, saaka 9:30 am ayan toosay islamarkii ayaan niyaystay soonka salaaddii subaxna aan tukaday ,, soonkaygu ma ansaxayaa. Jawaabta: Hurdada kula tagtay ma saamaynayso niyaddaada, maxaayeelay qofka hadduu niyadda ku hayo inuu barri soomayo oo ay hurdo la tagtay niyaddiisa waa […]

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa?

Aqinka salaada fajarka maala saxuuran karaa? Su’aasha: Qofka Salaada fajarka aadaankeeda miyaa saxuurta ka reeban tahay mise aqinka salaad Fajarka? Jawaabta: Sida la og yahay aadaanka fajar waa labo aadaan, midka koowaad cuntada saxuurta waa la cuni karaa waayo waa habeen, laakin kan labaad markii la addimo cuntada waa mamnuuc,  marka aqinka cuntada lama cuni […]

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal? Su’aasha: Aadaanka Fajarka inta aan salaada la galin qofka haduu saxuurto Soonkiisa maka burayaa mideeda kale qofku goormuu saxuuran karaa oo ugu wanaagsan. Jawaabta: Labo aadaan ayuu leeyahay fajarka midka koowaad ma reebo saxuur laakin kan labaad ayaa cuntada reeba, wuxuu yiri rasuulka (SCW):   (إنَّ بلَالًا يُؤَذِّنُ بلَيْلٍ، […]

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Dhakhaatiirta waxay sheegaan saxuurta inay ka muhimsan tahay afurka maxaayeelay jirka ayay siinaysaa awood uu ku shaqeeyo gaajada iyo harraadka saamyn weyn kuma yeelnayaan. sida la ogyahay xadiis Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen ayaa kusoo arooray saxuurta Rasuulka SCW wuxuu yiri: […]