Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa Su’aasha: Walaal sidaynu lasocono soonku wuxu leeyahay faaidooyin badan oo caafimaad marka laga yimaado Ajriga laga helayo ee ilaahay uuni ogyahay, sida ugu fiicanna waxa la tilmaamaa in usbuucii 2 maalmood laga soomo waana sidii Sunnada rasuulku SCW ay ahayd. Hadaba su aashaydu waxa waaye in maalinna la […]
Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor Su’aasha: Walaal qof raba inuu soomo lkn ka cabsi qaba inuu suxuurta ka dib dhaco intaanu seexan kahor ma suxuuran karaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu soomo asoon saxuur cunin oo casho kaliya uu ku kaaftoomo inkastoo saxuurta ay barako ku jirto qofkana uu ka helayo […]
Soonka tobanka Muxarram ajarka laga helo

Soonka tobanka Muxarram ajarka laga helo Soonka sunada guud ahaan waa camal aad u wanaagsan waana la soomi karaa waqti kaste maalmaha la reebay mooyee, wuxuuna aad u waangasan yahay maalmaha diinta ay sheegtay inuu fadli badan yahay, waxaa ka mid ah bilaha xurmaysan, bisha Rajab iyo muxaram iyo dulqicda iyo dulxija. Bisha Muaxarram waa […]
