Saliyada lagu tukado waxaa fiican inay dadka iska jiraan, waayo waxaa jira sali astaamaha shaydaanka ku sawiran, calaamadaha maasuuniyada. Saligaas qofka aan ogayn oo ku tukada wax dambi ah ma laha, maxaayeelay qofka ma oga umana qasdin, laakin qofka waxaa ku habboon inuu iska eego markuu iibsanayo saliga lagu tukado, qaabka quruxda badan loo sameeyo […]
