Categories
Bulsho Society

Magacyada gabdhaha ugu wacan

Magacyada gabdhaha ugu wacan The names of girls in Somali culture Magacyada gabdhaha ugu wacan Magacyadan waa magacyo ay soomaalida la baxaan qaarna ay la bixi jireen. qaar waa carabi qaarna waa magacyo soomaaliyeed, magacyadaa gabdhaha waxaa ugu fiican kuwa tusiya waxyaalaha quruxda iyo amaanta ku jirto waayo magaca saameys weyn ayuu ku leeyahay dareenka […]

Categories
Bulsho Society

Pizza iyo calool weynida

Pizza iyo calool weynida Pizza waxay ka mid tahay cuntada hadda adduunka si daran loo cuno, waxaa la sheegaa asalkeeda inay kasoo jeedo dalka taliyaaniga. Caadi ahaan Pizzada waxay ka sameysan tahay bur iyo waxyaalo kale oo lagu daro burkaas oo cajiin laga dhigo. waxaa lagu dari karaa hilib ama digaag ama kalluun ama waxyaalo […]

Categories
Bulsho Society

Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

Beelaha soomaaliyeed beel kaste wax ayay caan ku tahay, qabiilka ugu fiican way adag tahay in la xadido. Beelo waxaa jira ganacsi caan ku ah kuwo waxaa jira xoolo caan ku ah sdoo kale kuwo kale beero caan ku ah. Qabiilka ugu faniin badan marka la sheego waxaan dhihi karnaa waa labo qabiil oo ah: […]

Categories
Bulsho Society

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale Fasirka maahmaahda soomaaliyeed “nimaad dooratay” Nimaad duugtay iyo nimaad doorateyba dib kuguma so laabtaan شخصان لا يعودان إليك، شخص دفتنه، وشخص انتخبته Waa maahmaah cusub oo tilmaamaysa raga lasoo doorto inaysan kasoo bixin ballanka ay qaadayaan. marka ololaha doorashada u socoto shacabka ballan adag ayay ka qaadaan laakin […]

Categories
Bulsho Society

Murti iyo xigmad sida wax loo xaliyo

Murti iyo xigmad sida wax loo xaliyo All birds find shelter in the rain. But the eagle avoids rain by flying above the clouds. Problems are common, but attitude makes the difference. Shinbiraha oo dhan xiliga roobka waxay helaan dugaal. laakin gorgorka wuxuu aadayaa daruuraha korkooda si roobka uu uga leexdo. dhibaatooyinka waa wax jira, […]

Categories
Bulsho Society

Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay

Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay Farshaxanlaha soomaaliyeed caanka ah ayaa ka sameeyay cudurka caalamka oo dhan ku faafay oo loo yaqaano corona virus covid 19. cudurkaas oo dadka ku xabisay guryaha wuxuu sawiray asoo bannaanka jooga oo u hanjabaya dadka oo ku leh car banaanka is keen. sida la og yahay cudurka […]

Categories
Bulsho Society

Guurka raga cuntada jecel

Guurka raga cuntada jecel Raga qaar waxay u guursadaan cunto macaan inay helaan waliba waxay raadiyaan dumarka aad u yaqaana cunta kariska. cuntada meel weyn ayay ka taagan tahay ragaas, dumarka ku habboon waa kuwa xariifka ku ah cuntada. sheekada maanta ka jirta waxay tahay soomaalida inta badan ma qiimeeyaan cuntada. laakin rag badan ayaa […]