Armaajooyin dadka ka yaabiyay

Nin faryaame ah oo ka yaabiyay dadka, ninkan wuxuu soo saaraa armaajooyin qaab yaab badan u samaysan, wuxuu ka dhigaa armaajada inay tahay mid u muuqata inay jabsan tahay, dhab ahaantiina ma jabsana.

Armaajooyin dadka ka yaabiyay
Armaajooyin dadka ka yaabiyay
Armaajooyin dadka ka yaabiyay
Armaajooyin dadka ka yaabiyay

waxaa la sheegay dadka inay aad u ganayaan waxyaalaha uu ninkan sameeyo, illeen dadka waxay jecel yihiin wax cusub.

waad arkaysaa maanta inay dad badan xirtaan dhar jeexjeexan waxay ku leeyihiin waa moda, jeenis karkaran ayay qaataan dadka qaarkooda iyagoo u arkaya inuu yahay labiska ugu dameeyay.

 

A man who has surprised people, this man produces cabinets in a very strange way, he makes the cabinets look like they are broken, but in fact they are not.
It is said that people are very fond of the things this man does, because people like new things.
You see today that many people wear torn clothes, saying that they are fashionable, some people wear ripped jeans, considering it the most fashionable outfit.

Leave a Reply