Categories
Bulsho Society

Bariiska qaababka loo kariyo

Bariiska qaababka loo kariyo Rice is the most popular food, and it is a beneficial food for the body. There are many ways to prepare it in multiple cultures. some cultures give you amazing taste                     Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu muhimsan caalamka. waxaa […]

Categories
Aqoonta Guud Bulsho Society Caafimaadka Health

Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara

Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara Shan waxyaalood oo kaa ilaalinaya harraadka daran bisha Ramadaan 1- badso cabitaanka siiba tamar hindi iyo karkadeeh 2- khudradda badso waayo jirka biyo ayay siinaysaa 3- saxuurta iska ilaali cuntada bahaaraadka badan 4- furuudka si fiican u cun 5- qaraha habeenkii cun afurka iyo saxuurta inta u […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Dhakhaatiirta waxay sheegaan saxuurta inay ka muhimsan tahay afurka maxaayeelay jirka ayay siinaysaa awood uu ku shaqeeyo gaajada iyo harraadka saamyn weyn kuma yeelnayaan. sida la ogyahay xadiis Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen ayaa kusoo arooray saxuurta Rasuulka SCW wuxuu yiri: […]

Categories
Bulsho Society

Tarjamada carabiga iyo afafka kale

Tarjamada carabiga iyo afafka kale Marka wax aad tarjumayso waxaa lagaaga bahaan yahay inaad isk hubiso ereyga intaadan ku degdegin khladaad badan ayaa kaaga imaanka kara wax yar sida hamsadan oo kale. tusaale ahaan eeg Hamzada sidey macnaha u badasho أذان = call to prayer   waa aadaanka salaadda   آذان = ears waa wadarta  […]

Categories
Bulsho Society

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena Dumarka goormay kaa shakiyaan xog muhim ah. Dumarka dareenkooda aad buu xasaasi u yahay shakigoodana aad buu u badan yahay. laakin raga inta badan ma dareemaan arrinkan ama way ska illaawaan. waxaa jira shan waxyaalood oo keenaya shakiga haweenka. Xaaskaaga waxay kaa shakinaysaa marka ay kaa aragto shantan dhaqan […]

Categories
Bulsho Society

Sawirada Geedka Mareerta

Sawirada Geedka Mareerta Geedka mareerta wuxuu ka mid yahay geedaha caan ka ah dalka soomaaliya.   Afka carabiga waxaa la dhahaa السبستان ama الدبق ama المُخَّيْط ama طنب magaca afka qalaad waxaa la dhahaa Cordia                   geedka mareerka waa geed miro dhalo oo leh macaan oo is […]

Categories
Bulsho Society

Baxnaano maxaa loola jeeda afka soomaaliga

Dowladda federaalka soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc lagu magacaabay baxnaano. mashruucaas oo loogu gargaari doono dadka danyarta ah ee soomaaliyeed oo dhibka kasoo gaaray faafidda cudurka corona virus. kalmadda baxnaano oo af soomaaliga macne qadiin ah ku leh dad badan oo soomaali ayaan garanaynin macnaha ay leedahay kalmadda baxnaano. Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. […]