Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay

Farshaxanlaha soomaaliyeed caanka ah ayaa ka sameeyay cudurka caalamka oo dhan ku faafay oo loo yaqaano corona virus covid 19.

cudurkaas oo dadka ku xabisay guryaha wuxuu sawiray asoo bannaanka jooga oo u hanjabaya dadka oo ku leh car banaanka is keen.

Amin arts iyo corona virus
Amin arts iyo corona virus

sida la og yahay cudurka wuxuu kasoo bilowday dalka shiinaha kaddib wuxuu ku faafay adduunka oo dhan.

meelaha uu halista u gaystay waxaa ka mid ah dalalka yurub.

 

Amin arts corona virus created a wonderful painting
The famous Somali artist created a painting of the disease that has spread all over the world known as corona virus covid 19.
The disease that has trapped people in their homes has drawn a picture of a snake outside threatening people and telling them to come outside.
As is known, the disease started in China and then spread all over the world.
The places it has caused danger include European countries.

Leave a Reply