Guurka raga cuntada jecel

Guurka raga cuntada jecel
Guurka raga cuntada jecel

Raga qaar waxay u guursadaan cunto macaan inay helaan waliba waxay raadiyaan dumarka aad u yaqaana cunta kariska.

cuntada meel weyn ayay ka taagan tahay ragaas, dumarka ku habboon waa kuwa xariifka ku ah cuntada.

sheekada maanta ka jirta waxay tahay soomaalida inta badan ma qiimeeyaan cuntada.

laakin rag badan ayaa aad u jecel inay cunto macaan helaan.

hablaha cuntada aadka u kariya rag ayaa jecel.

Cuntada raaxada

The men like good food

Some men marry for delicious food and they also look for women who are good at cooking.

Food is a big part of these men’s lives, and the right women are those who are good at cooking.

The story today is that Somalis often don’t value food.

But many men love to have delicious food.

Men like women who cook well.

 

Leave a Reply