Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anagoo safar u diyaar garoobayna in gadhigayagi noo soo socday uu shil galay. Marka maxa lagu fasili karaa riyadaas Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo ay kaa xayirmi doonaan ama wax aad sugaysay uu dib kaaga dhici doono, inshaa Allaah shil dhab ah inta badan ma aha haddii Alle […]
