Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday
Su’aasha:
Asc wallo waxan xalay ku riyooday xaaskeyga oo dhashay kadib uu cunuga geeriyooday marka maxaa lagu fasir kara madama hadda uur leedahay 9 bilood ay tahay.
Bal ii fasiir fadlan si deg deg ah

Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato kula soo gudboonaanayso inshaa Allaah dhibaatadaas isla markii way dhamaanaysaa, waxay kugu reebaysaa murugo iyo xanuun, inshaa Allaah Ilaahay khayr haka dhigo.
Dhalmada hadda waxaa lagu fasiraa inay arrin imaan doonto oo noloshiina ku cusub marka ay timaado arrintaas isla markii ayaad kasoo kabsanaysaan, arrintaas waa arrin fikir iyo walwal kugu abuuri doonto sida laga fahmayo riyada.
Shardi ma aha in ay xiriir la leedahay uurka xaaskaaga waxay la xiriiri kartaa arrin kale oo gurigiina kusaabsan.
Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan
The dream indicates a problem that you will encounter, God willing, as soon as it ends, it will leave you with sadness and pain, God willing, God will make it good.
Giving birth now is interpreted as a matter that will come and change your life. When it comes, as soon as you recover from it, it is a matter that will create thoughts and worries for you, as understood from the dream.
It does not have to be related to your wife’s pregnancy, it can be related to another matter related to your home.
