Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]
