Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo Su’aasha: waxaan Ku riyoday dooli cad oo wayn oo cunaaya dooli yar gudaha darbiga daaqadayda kadibna wan u dhawaday ano rabo inan dilo wuu baxsaday waxuu ka baxay daaqada oo xiran laba bir isku imadan meel ciriiri ah balsa waxa la yabanay dooliga wax cunayo waxuu ahaa […]

Categories
Af English

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska Labada xaraf is dulsaaran oo ah “OW” afka ingiriiska waxaa loogu dhawaaqaa sidan: AAW, waa la jiidaa, dadka soomaaliyeed inta badan waxaa siraya qoraalka af soomaaliga way ku qaldamaan markay afka ingiriiska akhrinayaan, sida soomaaliga oo kale ayay ugu dhawaaqaan. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyin badan oo xarfahan […]

Categories
Software

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor GIMP waa barnaamij u eg photoshop oo ah Open Source sawirada lagu hagaajiyo, waana free si sahlan ayaad u download garen kartaa, waxaa la helaa nuskhado windows iyo nidaamyo kalaba. Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor Barnaamiyada sawirka lagu hagaajiyo oo sida photoshob oo kale ah waa lacag badankooda […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha Su’aash: Asc walaal majiraa wax aniga oo cunadayda cunaayo hadan I caataynaayo waliba si saaid ah qof buurana hada ma ahi ama wax lacabo Mida kale majiraa wax bushimaha caato ka dhigaayo Jawaabta: Taas waxay ku suurtagali kartaa qofka inuu socodka iyo shaqada badiyo oo nasashada […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin

Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin Su’aasha: Asc walaal waxaan ku waydiinayaa gabdhaha nimanka dhaadheer maxay ku jecel yihiin sabab taas waan garan waayey Jawaabta: Gabdhaha sidaas ayay u badan yihiin laakin dhamaan ma jecla raga dhaadheer, sida la og yahay haweenka waxay jecel yihiin ninka ka dheer waayo ninka marka uu ka dheer […]

Categories
Fatwada

Wadaadka la dhaho Mulla Cali Alkurdistaani waa maxay xaalkiisu

Wadaadka la dhaho Mulla Cali Alkurdistaani waa maxay xaalkiisu Su’aasha: Wll waxaa sidaad lasocotaanba baryahan waxa baraha bulsahada aad ugu jira nin ladhaho Dr Ali mala alkurdistani oo qaabab mucjiso ah wax udaawaynaya waa sida ay u muuqato eh, ninkaasi qofka curyaanka uu kicinayaa, ka camoolaha ah indhuhuu ufiiqayaa kadibna waxbuu arkayaa! Ku aan waligii […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya Su’aasha: scw daawo ama kaniin ma jira oo haweneydu ku cawinaya uur inay qaado waxan wada fursadaha uurqadida badin kara fadlan igu caawiya magaciisa iyo mesha laga heli karo. Jawaabta: Way jiraan daawooyin badan raga iyo dumarkaba wax u taraya xagga uurka ama dhalmada, waxay xoojiyaan biyaha ninka […]