Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya Su’aasha: scw daawo ama kaniin ma jira oo haweneydu ku cawinaya uur inay qaado waxan wada fursadaha uurqadida badin kara fadlan igu caawiya magaciisa iyo mesha laga heli karo. Jawaabta: Way jiraan daawooyin badan raga iyo dumarkaba wax u taraya xagga uurka ama dhalmada, waxay xoojiyaan biyaha ninka […]
Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa Su’aasha: SCW kaniiniga Virecta qofka biyabaxa degdega maka daaweeyaa sidoo kale ma leeyahay side effects oo dhib u keeni kara qofka isticmaalayo sideena loo isticmaalaa? Jawaabta: Kaniiniga Virecta waa kaniini loogu talagalay dadka awoodda aan u lahayn galmada ama geedkooda damayo, maxaayeelay wuxuu gaarsiiyaa dhiiga xubnaha taranka, laakin qofka inuu […]
Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay Su’aasha: scw waxaan cabay kaniiniga Xtrasize oo lagu weyneeyo guska ninka ma laga yabaa inuu dhib ii keeno hadaan labo caag aan isticmaalo dhib miyuu keenaa malaga yaabaa inuu saameyo dhalmada ninka Jawaabta: Kaniinga Xtrasize wuxuu ka kooban yahay geedo oo uu ka mid yahay geedka […]
Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo

Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo Su’aasha: scw bahda Daruur kaniiniga dajiyaha Diazepam qaabkee loo isticmaalaa ma leeyahay dhibaatooyin teeda kale naag uur leh mala siin karaa. Jawaabta: Kaniiniga Diazepam ama dejiye ay soomaalidu u taqaano, waxaa sameysay shirkad la dhaho F. Hoffmann-La Roche AG, oo caan ku ah magacan lasoo gaabiyay […]
Kaniiniga Dapoxetine ma lala cuni karaa fiyaagaraha

Kaniiniga Dapoxetine ma lala cuni karaa fiyaagaraha Su’aasha: Walaal kaniinada waxay kala yihiin Dapoxetine iyo viagra halmar mawada isticmali karaa Jawaabta: Kaniiniga Dapoxetine wuxuu kaa tagsiiyaa raaxada xataa hadduu geedkaaga taagan yahay raaxo ma dareemaysid waxaa laga yaabaaba inuu saameeyo kacsiga geedka, teeda kale ma fiicna inaad adeegsato guud ahaan kaniiniyada kacsiga. Wuxuu leeyahay kaniiniga […]
Laba kaniini halmar ma cuni kara xiliga raaxada

Su’aasha: Asc waxan rabay inaan kuweydiyo kaniiniga kacsiga iyo kan biyaha daahiya halmar maqadan kara si hal saac sariirta usarnaado Jawaabta: Kaniiniga aad cabbi rabto magaciisa ma aadan soo sheegin si loo ogaado mid kaste waxa uu wato haddii ay iska hor imaanayaan iyo haddii kale. Kaniinyada kacsiga noocyo badan ayaa jira teeda kale kaniiniga […]
Viagraha iyo siigada

Viagraha iyo siigada Su’aasha: Viagraha wax ma u taraa asxaabu siigo. Jawaabta: Ma aha kaniiniga viagaraha cunto oo jirka wax tarto, waxaa laga sameeyay waxyaabo kiimika ah oo dhiigga qolqoliya si uu u gaaro xubinta taranka, marka haddii aad cabto kaniiniga fiyaagaraha kacsi ayaad ka qaadaysaa galmo ayaad u baahanaysaa markaas jirkaaga wuu sii daciifaa, […]
