Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin

Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin Su’aasha: Asc walaal waxaan ku waydiinayaa gabdhaha nimanka dhaadheer maxay ku jecel yihiin sabab taas waan garan waayey Jawaabta: Gabdhaha sidaas ayay u badan yihiin laakin dhamaan ma jecla raga dhaadheer, sida la og yahay haweenka waxay jecel yihiin ninka ka dheer waayo ninka marka uu ka dheer […]
Gabadha sifooyinka ay ninka ku raaci karto

Su’aasha: salan iga gudoma bahda Daruur runti wax yar ma haysin webkan oo kale oo somali ah waligey ma arkin wad ku mahadsan tihin su’alaha sida fican ad ugu jawaabaysaan su’alan aan qabaa taas oo ah ninka shukaansiga iga rabo haduu rabo inuu ka hadlo raaxada sariirta siiba marka taleefanka uu igula hadlayo ninkaas mala […]
Ninka guri dhaqan karo maxaa lagu gartaa

Su’aasha: Ninka ugu fiican la guursan karo sifada ama tilmaanta uu leyahay ayan rabaa inaad ii shegtan oo tilmaya inu yahay nin guri dhaqi karo o xasiisa an xumynaynin? Jawaabta: Gabadha muslimadda waxaa laga rabaa inay ka dhigato hadafkeeda xagga guurka mustaqbalka adduun iyo akhiro, ma aha inay hanti kaliya fiiriso. Ninka wanaagsan waxaad ku […]
