Maxaan ku ogaan kara inu sixir iyo il iyo jinku aniga iyo reerkayga iyo gurigayga nagu dhax jiro

Maxaan ku ogaan kara inu sixir iyo il iyo jinku aniga iyo reerkayga iyo gurigayga nagu dhax jiro Su’aasha: A S C, Wll su’aashan qabo waxa weeyan shaki weyn baa igu jira inaan six’ranahay aniga iyo xaaskaygu waayo dhibaato kaladuwan baa inaga dhax dhamaan lah dhibaatada inaga ahaan ina haysata waxa kamid xaaskaygo xanuun ka […]
Wadaadka la dhaho Mulla Cali Alkurdistaani waa maxay xaalkiisu

Wadaadka la dhaho Mulla Cali Alkurdistaani waa maxay xaalkiisu Su’aasha: Wll waxaa sidaad lasocotaanba baryahan waxa baraha bulsahada aad ugu jira nin ladhaho Dr Ali mala alkurdistani oo qaabab mucjiso ah wax udaawaynaya waa sida ay u muuqato eh, ninkaasi qofka curyaanka uu kicinayaa, ka camoolaha ah indhuhuu ufiiqayaa kadibna waxbuu arkayaa! Ku aan waligii […]
Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro

Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro Su’aasha: Wlhi abaalkiina waxaan ku gudo garan maayo jazakumulaahu khyr su.aal hore ayaan idin waydiiyay oo ku saabsan riyada salaada subax ka dib iyo ka hor wanad ii kala cadayseen sida codsigaugu yahay allah aya wax walba ogg oo xaqiiq ah waxa aan […]
Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta

Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta Su’aasha: Asc bahda daruuro wll talo idinka rawaa waxaa laygu ilaystay tintayda mar quraanka laysaaro qof dumara iga hadla dhibata i haysata waxaa weeye markaan quraan ka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta markan quraanka joojiyo waa istaagee lkn hada markaan […]
Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto Su’aasha: Asc Sida Diinta cadeysay Faalka ay dadka qaar ee aqoonta u leh ay fiirsadaan sax ma ahan waana dambi aaminaadiisa Lkn waxaan maqlay in mar uu xalaal yahay ay jirto oo ah Marka qofka uu xaalad kama dambeys ah ama dhib wayn Soo wajahdo ay xalaal u […]
Calaamadaha sixirka ninka iyo xaaskiisa lagu kala geeyo

Calaamadaha sixirka ninka iyo xaaskiisa lagu kala geeyo Astaamaha sixirka nin iyo xaaskiisa lagu kala geeyo, sixirka xaaska lagu nacsiiyo ninkeeda ama ninka lagu nacsiyo xaaskiisa waa sixir caan ah oo aad loo adeegsado sixirkaas waxaa lagu garan karaa qofka inuu hayo astaamo badan marka hore astaamaha naagta ay isku arkayso marka ninkeeda laga sixro: […]
In ehelka qaarkood isku dhacaan sixir mala dhihi karaa

Su’aasha: Asc sxb waaku salaamay war nio waayaabanahay laba habeen isku xig xigta baa qaar ka mida ehelkeyga isku dhacnay xaley habar yartay oo hooyadey la saaxiibo ah baan hadal markaas ani caadi ila ahaa dhahay ka dibna waxaan arkay habar yartey oo ka carootay hadalkii aan dhahay lkn taas anaaba garteeda qaatay oo waanka […]
