Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa Waxaa jiray doolli wuxuu ku noolaa makhaasiin qamadi ku keydsanaa, makhaasiinka wuxuu lahaa boq yar oo qamadiga kasoo daato laakin xabad xabad ayuu usoo daadan jiray illeen boqa aad buu u yaraa. Doolligana wuxuu ku noolaa nolol fiican, laakin maalin maalmaha ka mid ah wuxuu rabay inuu ku […]
