Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Weerarkii foosha xumaa markuu dhacay ayaa waxaa dhacday in gaalo badan ay muslinka tageeraan. dad badan iyaga ka mid ah ayaa arrinkaas ka xumaaday waxayna ahayd dhacdo aad u weyn. weerarkaas kaddib waxyaalo badan ayaa dhacay waxaa ka mid ah in baarlamaanka lagu furo aayadaha quraanka kariimka. taasna waligeeda maysan dhicin. imaam kasoo jeeda dalka […]

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka Muna Kay waxay ahayd inatysan siyaasadda Soo galin qof fashion caan ku ah, waxay ku lahayd dalka maraykanka meelo ganacsi oo dharka laga iibiyo. waxay noqotay xildhibaan waxay ku biirtay baarlamaanka soomaaliyeed, Muna Kay ma ahayn mucaarad,  laakin marka ay waxyaalo qaar kasoo horjeesatay ayaa loo arkay inay […]