Gabar reer kaaraan ah oo qurux badan ayaa u badnayd inay maqribada soo aaddo degmada maanaboolyo.
Wiilka bajaajka kuwadi jiray oo xaafadda la degganaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah uga sheekeeyay wiil kale bajaajle ah.
Wuxuu u sheegay gabar qurux badan inay jirto oo uu ka helay. laakin waa gabar adag wax aan laga qaadi karin.
Illeen dhowr jeer ayuu ku dayay sheeko shukaansi ah inuu la galo laakin gabadha way ka diidday.
Kii kale ayaa ku yiri I tus haddii aan ka helo jooko ayaan u dagaynaa oo waan ka qabsanaynaa.

Sheeko gabar bajaaj raacday oo kufsi ku sigatay degmada Boondheere
Sheeko gabar bajaaj raacday oo kufsi ku sigatay degmada Boondheere

Habeen intay bajaajka soo raacday wiilkii wuxuu ku ballamiyay kii kale bajaajlaha ahaa meel u dhow degmada boondheere.
Marka uu tagay meeshaas wuxuu kore ka arkay gabadha waxay ahayd naag qurux badan oo jir qurux badan leh gaar ahaan kuunto wareegsan ayaa ku taallay.
Waad iska og tahay ragga kuuntada ayay aad u jecel yihiin.
Wiilkii kale wuxuu yiri ninyahow maad soo qaaddid habeen dambe oo aad keentid xaafadda wardhiigleey waxaad leedahay meeshan dan ayaan ka leeyhay kaddib ka dhuumo.
Wiilkii habeenkii kale gabadhii markay soo raacday bajaajkiisa wuxuu keenay goobta lagu heshiiyay. Meesha xoogaa mugdi ayay ahayd.
Wilkii gabadha wuxuu ku yiri halkan ayaan wax kasoo qaadanayaa igu sug.
Markuu soo dhaqaajiyay islamarkii waxaa yimid kii kale oo ay la socdaan seddex dhalinyaro.
Gabadhii ayay faduul ku bilaabeen.
Hadal ayay la galeen. Gabadhii maba aysan la hadlin.
Waxay soo aadday meel iftiin ah oo makhaayad u dhow.
Isla markii waxaa fahmay gabadhan in la faduulinayo niman akhyaar meesha joogay.
Waxay ku dhaheen maxay kaa rabaan raggan?
Waxay tiri ma garanayo waxa ay iga rabaan. Laakin waaa dad faduulis u scodo.
Nin ka mid ah raggii akhyaarta makhaayada ag joogay ayaa u tagay wiilashii wuxuu ku yiri waryaa gabadha maxaad ka rabtaan?
Waxay dhaheen maya wax kama rabno.
Markaas ayuu yiri marka maxaad u daba socotaan?
Marka la fahmay jookadooda meesha ayay ka dhaqaajiyeen !!
Ninkii markaas wuxuu ku yiri gabadha abbaayo halkan maxaad kasoo raadisay?
Waxay tiri wiil bajaajle ayaan la socday wuxuu igu yiri meel ayaan aadayaa halkan igu sug ilaa iyo haddana ma imaanin.
Wuxuu ku yiri ninkii. walaaley lama aamini karo bajaajleyaasha.
Waayo waxay ku xadgudbaan gabdhaha yaryar.
Dhamaantooda waa wada shaxaari. Marka iska ilaali inaad raacdo bajaale aan lagu kalsoonayn.
Ninkii ayaa markaas ku yiri gabadha. wiilka taleefan u dir waxaad leedahay maxaad u soo daahday.
Wiilkii ayaa la wacay gabadhii maba ka qabanayo taleefanka.
Markaas waxay fahantay inuu qorshaha dhalinyarada faduuulka isaga ka dambeeyay !!
Ninkii ayaa ku caawiyay inay gurigooda si nabad ku tagto.
Marka nimanka bajaajlayaasha waxay u badan yihiin ciyaalsuuq.
Haddii aan layska ilaalinin gabdhaha waxay ku sameeyaan xumaan.
Immisa bajaalke lagu arkay asoo gabar meel xun geenayo.
Qaarkooda waa rag muuryaan ah oo aan nixin.
Marka gabdhaha waa looga digayaa dhalinyarada qaar oo bajaajka wado.

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

A beautiful girl from the Karen tribe used to come to the Maanaboolyo district in the evening.
The boy who was a motorbike driver who lived in the neighborhood told him about another motorbike driver one day.
He told him that there was a beautiful girl and he liked her. But she was a tough girl who could not be taken away.
So he tried to flirt with her several times but she refused.
The other guy said to him, “Show me if I find a job, we will settle down and we will take her.”
At night, while she was riding the motorbike , the boy arranged for the other motorbike driver to meet her near the Boondheere district.
When he got there, he saw the girl from above. She was a beautiful woman with a beautiful body, especially with a round butt.
You know, men love butts.
The other boy said, “Hey man, why don’t you pick me up tonight and bring me to the Wardhiigley neighborhood? You said you’re interested in this place, then hide.”
The boy brought the girl to the agreed-upon location the other night in his motorbike. The place was a bit dark.
The girl’s boyfriend said, “I’ll get something from here, wait for me.”
As soon as he brought her in, the other guy came with three young men.
They started flirting with the girl.
They started talking to her. The girl didn’t talk to her at all.
They came to a well-lit place near a restaurant.
As soon as the girl realized that she was flirting with some rich men who were there.
They asked her, “What do these men want from you?”
She said, “I don’t know what they want from me. But they are people who are flirting.”
A man from the rich men who were near the restaurant went to the boys and said, “Heey, what do you want from the girl?”
They said no, we don’t want anything.
Then he said, why are you following her?
When they understood their joke, they moved away from there!!
The man then said to the girl, “dear, what are you looking for here?”
She said, “I was with a boy who was driving a car.” He said, “I’m going somewhere, wait here for me.” He didn’t come yet.
He said to the man, “Brother, you can’t trust a motorbike that drives a motorbike.”
Because they abuse young girls.
They are all criminals. So, avoid following a motorbike that you can’t trust.
The man then said to the girl, “Call the boy, tell him why you’re late.”
The girl called the boy, but he didn’t answer the phone.
Then she understood that the plan of the youths was behind him!!
The man helped her go home safely.
So, the men of the motorbike drivers are mostly bad.
If they are not protected, they do bad things to girls.
How many bikers have been seen taking girls to bad places?
Some of them are men who are not afraid.
So girls are warned about some young men who are riding motorcycles.

Leave a Reply