Categories
Caafimaadka Health

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa Kaadida badan ma cudur bay tilmaamaysaa Kaadida waa wax dabiici ah oo Alle Cazz wa jalla ugu talagalay. in noolaha uu kaga takhaluso biyaha siyaadada oo aan jirka u baahnayn. Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa Kaadida badan ma cudur bay tilmaamaysaa marka kaadida mar ayay badataa, waa marka qof si […]

Categories
Caafimaadka Health

Yiridka nabarka cirridka sababta keenta iyo daawadiisa

Yiridka nabarka cirridka sababta keenta iyo daawadiisa Marka hore waxaad ogaataa cudurka Yiridka muxuu yahay sidee baa loo daaweyn karaa, su’aashan waa muhim Cudurka lagu magacaabo yiridka waa cudur ay la bukadaan ilkaha iyo micyaha iyo gowsaha jirridooda ama meelaha ay ka soo baxaan, siiba hilibka cirridka, marka ciridka bukado ama turturo oo dhiig ka […]

Categories
Sheeko Story

Qisadii wiilka soomaaliga naag carab sacuudi ku xoogi rabtay

Wiil ayaa la sheegay inuu baadiyaha sacuudiga ka shaqeynayay. Wuxuu ahaa qof ari u raaco cid carab ah. Wiilka wuxuu degganaa qol gaar ah oo ka fog guriga cidda. laakin ku dhex yaallo isla guriga meesha uu ku soo wareegsan yahay. Wiilka wuxuu ahaa nin dhalinyar ah oo aan dhaafin siddeed iyo labaatan. Naagta ninkeeda […]

Categories
Sheeko Story

Habar waayeel oo tuug si yaab leh u qabatay

Nin tuug ayaa habeen layl ah wuxuu soo galay guri, qolka ayuu galay waxaa jiiftay habar waayeel ah, habartii marka uu tuugga u yimid wuxuu arkay iyadoo soo jeedda, markaas ayay ku tiri waxaan lasoo jeedaa riyo naxdin leh ayaan arkay adigana waxaad u eg tahay qof wanaagsan tuuganimada danta ayaa kugu kaliftay,  ee jijimahan […]

Categories
Caafimaadka Health

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay Biyabbaxa nooca jirrada ah waxaa keena siigada badan qofka markuu badsado taas waxay keenaysaa maqaarka guska inuu noqdo mid xasaasiyad leh oo aan u adkaysan karin taabasho, marka ninka uu u tagayo naagta uu ku taabto cambarkeeda 2 daqiiqo xitaa galmada ma sii wadi karo, marka taas waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay

Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay Mararka qaar dumarka waxay isku arkaan arrin lama filaan ah taas oo ah inuu bararo naaska si lama filaan ah iyadoon jirin wax jirro ah, waxaa laga yaabaa inay habeenkii gabadhu seexato iyadoo caadi ah oo aan waxba ka sheeganaynin subaxdiina ay soo kacdo isagoo naaskeeda bararsan […]

Categories
Bulsho Society

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women Rag badan ayaan fahmin dumarkeena waxa ay u baahan yihiin. waxaad ogaataa dumarka inay qalbi jileecsan yihiin. ninka ayaana masuu;iyadda ugu horreysa qaadaya. haddaba waxaad ogaataa dumarka inay u baahan yihiin raga noocan ah. Nin masuul noqon kara oo maamuli kara guriga Nin isku filan oo shaqaysan […]