Wiil ayaa la sheegay inuu baadiyaha sacuudiga ka shaqeynayay.
Wuxuu ahaa qof ari u raaco cid carab ah.
Wiilka wuxuu degganaa qol gaar ah oo ka fog guriga cidda. laakin ku dhex yaallo isla guriga meesha uu ku soo wareegsan yahay.
Wiilka wuxuu ahaa nin dhalinyar ah oo aan dhaafin siddeed iyo labaatan.
Naagta ninkeeda wuxuu ahaa oday lacag leh xoolo badan leh.
Ninkaas ayaa safar aaday.

Qisadii wiilka soomaaliga naag carab sacuudi ku xoogi rabtay
Qisadii wiilka soomaaliga naag carab sacuudi ku xoogi rabtay

Caadi ahaan wiilka cuntada waxaa loogu geeyaa qolkiisa.
Waxaana u geeyo dumarka shaqaalaha ah.
Habeen habeenada ka mid ah, yarkii cidda u shaqeynayay asoo qolkiisa ku hurdayo ayaa albaabka loo soo garaacay.
Wuu yaabay wuxuu is yiri waqtigan yaa halkan imaan karo.
Wuxuu is yiri naagta shaaqalaha amay tahay. Haddana wuu ka shakiyay. illeen naagta shaqaalaha markay cunto keento isagay u yeertaa.
Asoo aan furin ayuu yiri: waa kuma ?
Waxay tiri waa aniga um raashid?
Wuu ka furay wuxuu ku yiri maxaa daran ? dhib maa jiro?
Waxay tiri maya dhib ma jiro. Waxaan kuu keenay cuntadan.
Waligeeda cunto uma keenin waxaa u keeni jirtay naagta shaqaalaha guriga ka shaqeyso.
Laakin caawo habarta iyadaaba cuntada keentay.
Yarka aad ayuu u yaabay?
Waxay ku bilowday wareysi waxay tiri ka waran shaqada?
Wuxuu yiri waa khayr way fiican tahay.
Isaga wuu yaabban yahay naagtan oo waligeeda xattaa aan qiimeyn jirin inay cuntada iyada lafteeda u keento oo haddana xaaladdiisa ay ka wareysato.
Waxay la noqotay riyo.
Laakin wuu shakiyay. Wuxuu is yiri naagtan dan kale ayay kaa leedahay.
Cabsi ayaa soo gashay wiilka.
Markaas ayay tiri: haye wixii aad u baahan tahay waad iga dalban kartaa. ha iga xishoonin.
Iyadoo dhoolacaddeynayso ayay sidaas tiri.
Markaas ayay ku tiri habeen wanaagsan. wayna kasoo tagtay.
Wiilka habeenkaas wuu seexan waayay.
Wuxuu la yaabbanaa naagtan oo caawa qolkiisa timid.
Wuxuu is weyddiinayaa tolow maxay rabtay.
Maalinta marka waaga baryay. Wuxuu kaxeeyay ariga wuxuu u waday daaqa. Waa meel ka fog guriga. Isaga inta badan wuxuu soo laabanayaa galbihii.
Habeenka ku xigay. Marka kale ayaa albaabka loo soo garaacay. Waaba habarta.
Wuxuu yiri. Waan ka furay waxay ii wadday xalwo iyo cabbitaan.
Markaas ayay kursi meesha yaallay ku fariisatay.
Caawo waxay soo qaadatay dhar ka duwan dharkii habeen hore.
Dhar soo jiidasho leh. Barafuun ayaana kasoo carfayay.
Aniga cabsi ayaa isoo gashay. Illeen waxaan in badan maqlay naagaha carabta ninka inay xoogaan.
Haddii uu ka diidana inay been ka sheegaan.
Taas ayaan ka cabsanayay.
Waxay ii bilowday sheekooyin laga dareemayo inay arrin maaggan tahay.
Waxay ii sheegtay arooskeeda. marka lasoo guursanayay habka loo doontay.
Iyo inta laga bixiyay meherkeeda. Inay rag badan guursan rabeen oo lacag leh. Inay ku dhalatay magaalada jidda.
Aniga waan dhegeysanayaa. Waana yaabbanahay. Naagtaan oo ahayd naag aan ila hadlin markuu ninkeeda joogay. haddana waxaan kaaga sheekeynayso maxay damacsan tahay.
Habeenkaas waan ka badbaaday. Waayo waxaa loo soo diray taleefan. Waxaa u timid naag deris ay ahaayeen.
Laakin waxay igu tiri. habeen dambe aan kuu imaanaa.
Markaas ayay baxday. Aniga nafta ayaa igu soo noqotay.
Waxaan la hadlay oday qaraabo aan nahay muddo badan sacuudiga ku noolaa qibrad u leh bulshada sacuudiga.
Wuxuu igu yiri naagtaas qooq ayaa hayo adiga ayay ku gaadgaadaysaa ee iska ilaali.
Haddii ay wax kuusoo bandhigto oo aad ka diiddo waxay u sheegaysaa ninkeeda inaad adiga damacday.
Marka ilaa ninkeeda ka imaanayo meermeeri.
Naagtii habeenkii seddexaad isla waqtigii ayay is keentay.
Wiilka markuu ka furay albaabka wuxuu u sheegay inuu xanuunsan yahay oo caawo cunto uusan rabin.
Waxay ku tiri kaniini ayaan kuu keenayaa.
Wuxuu yiri xanuun daran ima hayo. Ee hurdo iyo daal ayaan dareemayaa berrina waxaa layga rabaa inaan arootii kaxeeyo ariga.
Markaas ayay ka tagtay.
Iyadana way ka baqaysaa. si toos wax uguma sheegi karto. Isagana wuxuu ka baqayaa inay ka dalbato baashaal. hadduu ka diidadana dhib weyn inay u keento.
Ninkeeda ayaaba yimid. Wiilkii aad ayuu u farxay. Waayo naagta carabta aad ayay uga baqaysaa ninkeeda. Lagama yaabo ninkeeda oo joogo inay rag kale la hadasho.
Iyadana hadda waxay ka cabsatay wiilkan inuu u sheego ninkeeda inay qolka ugu geysay cunto.
Waayo ninkeeda hadduu arrintaas ogaado wuu ka shakinayaa. Meesha wax kale ayaa ka imaan karo.
Maalin yarka asoo ariga soo galinayo moorada ayay soo aadday dhinaca moorada. Waxay tiri: waxaan kaa codsanayaa inaadan u sheegin ninkeyga inaan cunto kuu keenay markuu maqanaa waayo si kale ayuu u maleyn karaa.
Wuxuu yiri wiilka. maya uma sheegayo. Haka walwalin,
Hadalkaas aad ayay ugu faraxday. Waayo culeys ayay dareemaysay.
Waxay ka baqaysay wiilka inuu sheego inay qolka cunto ugu geeysay asoon ka wadin xumeyn.
Markaas ayay qabowday.
Wiilkii sidaas ayuu uga badbaaday naagtaas.
Xaalado badan ayaa ka dhaco sacuudiga. Naagaha carabta waa halis marka ay dareemaan ninkooda inuu ka fog yahay ama safar aado. isla markii ninka u shaqeeyo ayay damcaan.
Dumarka carabta dareenkooda aad ayuu u daran yahay.
Waxaa keena waxaas mushakalka iyo cuntada badan ay cunaan.
Hilibka aad ayay u cunaan iyo bariiska.
Taas aad ayay ugu dadaalaan, marka waxaa ka dhalanayo raashiinka nafaqada leh dareen xoog badan.
Waxaa kaloo ay ku dhacaan ninka shufeerka oo gaariga ku kaxeynayo.
Marka sheekooyinka sacuudiga ka dhaco haddii lagaaga sheekeeyo waad la yaabaysaa.
Nimanka hindida iyo bakistaanta inta badan waxaa lagu tarxiilaa arrimahan oo kale.
Waayo ma naxaan. Isla markii ayay ku dhacaan fursad markay ku helaan naagta carabta.
Adiga waligaa miyaad maqashay sheekooyin kusaabsan arrimahan oo kale?
Sacuudiga ama waddamada kale.
Wixii aragti ah halkaan noogu reeb adoo ku mahadsan haddii aad sheekadan daawato.
Sidoo kale waxaan rabnaa inaadan laayigta naga bakhaylin.

 

Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan

A boy was said to be working in the Saudi countryside.
He was a goat herder for an Arab.
The boy lived in a separate room away from the owner’s house. But it was in the same house where he lived.
The boy was a young man, not more than twenty-eight.
His wife was a wealthy old man with many animals.
The man went on a trip.
Usually, the boy’s food is taken to his room.
And he takes it to the female servants.
One night, the boy who was working for the owner was sleeping in his room when there was a knock on the door.
He was surprised and wondered who could be here at this time.
He wondered if it was the employee’s wife. Then he doubted her. Because when the employee’s wife brings food, she calls him.
Without opening the door, he said: Who is it?
She said, “I am Umm Raashid?”
He opened it and said what’s wrong? Is there a problem?
She said no, there’s no problem. I brought you this food.
She never brought her food, the housekeeper used to bring it.
But tonight, the aunt brought the food herself.
The boy was very surprised.
She started an interview and said how is work?
He said it’s good, it’s good.
He was surprised that this woman who had never even considered bringing food herself would ask about his situation.
It seemed like a dream.
But he doubted. He thought that this woman had other interests in you.
Fear entered the boy.
Then she said: hey, you can order whatever you need from me. Don’t be shy.
She said that while smiling.
Then she said good night. And she left.
The boy couldn’t sleep that night.
He was surprised by this woman who came to his room tonight.
He wondered what she wanted.
When the day dawned. He took the goat to the pasture. It was far from home. He usually returned in the evening.
The next night. There was another knock on the door. It was my aunt.
He said. I opened it and she brought me some halwa and a drink.
Then she sat down on a chair there.
Tonight she had brought different clothes from the ones she had worn the night before.
Attractive clothes. It smelled of perfume.
I was afraid. Because I had often heard Arab women who wanted a man to be strong.
And if he refused, they would lie about it.
I was afraid of that.
She started telling me stories that seemed to me to be a secret.
She told me about her wedding. When she was getting married, how she was married.
And how much her dowry was paid. That many men wanted to marry her and they had money. That she was born in the city on the road.
I am listening. And I am surprised. This woman who was a woman who did not speak to me when her husband was there. Now I am telling you what she intends.
I was saved that night. Because a phone call was sent to her. A woman who was a neighbor came to her.
But she told me. I will come to you tomorrow night.
Then she left. My soul returned to me.
I spoke to an old relative of ours who lived in Saudi Arabia for a long time and has experience in Saudi society.
He told me that this woman has a secret and is spying on you, so be careful.
If she offers you something and you refuse, she will tell her husband that you are the one she wants.
So until her husband comes, be careful.
The woman showed up at the same time on the third night.
When the boy opened the door, he told her he was sick and didn’t want to eat tonight.
She said I will bring you some pills.
He said I don’t have any severe pain. I feel sleepy and tired and tomorrow I have to take the goat to the farm.
Then she left.
She was also afraid of him. She couldn’t tell him directly. He was also afraid that she would ask him for food. If he refused, she would be in great trouble to bring it to him.
Her husband had already arrived. The boy was very happy. Because an Arab woman is very afraid of her husband. It is not uncommon for her to talk to other men when her husband is present.
Now she was afraid that this boy would tell her husband that she had taken food to his room.
Because if her husband found out about this, he would be suspicious. Something else could come from there.
One day, when the young man was about to take the goat to the pasture, she went to the pasture. She said: I beg you not to tell my husband that I brought you food while he was away because he might think otherwise.
The boy said. No, I won’t tell him. Don’t worry,
She was very happy with that statement. Because she was feeling burdened.
She was afraid that the boy would say that she took the food to the room to eat, and that it would be a shame.
Then she became cold.
The boy was saved from that woman.
Many situations happen in Saudi Arabia. Arab women are dangerous when they feel that their husband is far away or traveling. They want him as soon as he works.
Arab women’s feelings are very intense.
This is caused by the problem and the food they eat.
They eat a lot of meat and rice.
They work hard for this, so the nutritious food results in a strong feeling.
They also happen to the driver who is driving the car.
When the stories that happen in Saudi Arabia are told to you, you will be surprised.
Indian and Pakistani men are often deported for such things.
Because they are not afraid. They fall for the Arab woman as soon as they get the opportunity.
Have you ever heard stories about such things?
In Saudi Arabia or in other countries.
Please leave us your comments here and thank you for watching this story.
We also hope you don’t mind giving us a thumbs up.

Leave a Reply