Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950 Sawirkan waa sawir qadiin ah, muujinaya cayaaraha istunka markuu ahaa sanadka 1950-kii. meeshana waa degmada Afgooye. waxaa la og yahay beesha Galadi oo degta degmada Afgooye waxaa ahayd saldanad xukunta lagasoo bilaabo Magalaada Muqdisho ilaa baardheere. Beesha Goobroon oo ah boqortooyada Galadi ayaa ka talinayay saldanada Galadi. Cayaarta istunka […]
