Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya Su’aasha: asc walaalayaal dhib ayaa i haysta waxan jeclaaday nin aad iiga weyn wuxuu iga weyn yahay ku dhawaad 15 sano oo kale si daran ayaan u jeclahay anigana hada ayaan ardayad ahay oo jaamacad dhigata, ninkaas waa macalinka jaamcada ii dhigo maskaxdayda kama baxo […]

Gabar adeer dhalay ayaan jeclahay iyadana ma oga

Gabar adeer dhalay ayaan jeclahay iyadana ma oga

Su’aasha: scw arday baan ahay waxaa iyadana iskuul ila dhigata gabar adeerkeyga dhalay aniga aad ayaan u jeclahay iyada ma oga umana sheegin markaan la kulmo aad baan u cabsadaa xataa wax yar markaan u shegayo waan jareeyaa, talo i siiya waxaan rabaa inaan guursado iyada ay ii jeclaato saan iyada u jeclahay mahadsanidiin. Jawaabta: […]

Mar kastoo quraan akhris aan bilaabo waxaan soo xasuustaa gabadh aan aqaano

Mar kastoo quraan akhris aan bilaabo waxaan soo xasuustaa gabadh aan aqaano

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxa jirta arrin aan aad ulayaabay arrintaasoo ah markasta oo aan bilaabo akhriska qur,aanka gaar ahaana suuratul axzaab waxaan soo xasuustaa gabadh aan illaa yaraantii aqoon is kulahayn oo aanu madarasad wada dhiganjirnay,, xataa mararka qaar markaan taraawiixda tukanayo qur,aankana cod macaan lagu akhrinayo way i hor imanaysaa! Muddo laba sano kahor […]

Gabar aan jeclaa baa leyga guursaday

Gabar aan jeclaa baa leyga guursaday

Su’aasha: Asc daruur gabar aan jeclaa baa leyga guursaday gabarta aad ban jeclaa iyadoo yar baan is baranay 100% 100 ayan jeclaa iyada sidokale 2 sano ban xiriir aad u fcn laheen lkn khadka ayan iska baranay walina isma arag anigana dibada ayan jogaa iyadana wadankii ilaa hada oo laqabo wan jclhy iyadana sidokale talo […]

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya Su’aasha: Asc wrbrk wxn idiin waydinaya suu,aalo ninkayku wax iku idha marwalba kalmad aan dhibsado ooaah labawajilay iyo khayimad caruurna wn haysta guurigayku inu ika dumo majeceli sida uka dhadhicin kara shakhsiyadayda ama ma iskaka taga iso jawaba. Jawaabta: Labada qof is qaba diinta islaamka waxay […]

Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa

Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa

Su’aasha: Asc wll dhibka i haysto waxaa waaye dumarka aad baan u nic bahay in ay ila hadlaan waan nic bahay in ay xiriir ila sameeyaana waan nicbahay dareenkaygana waan jeclahay inaa dumarka xiriir la sameeyo lkn ayagana dhan waan nic bahay Guriga hadii uu wax kasoo oro waxaan umalaynayaa in ay dumarka kasoo uraan […]