Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950
Sawirkan waa sawir qadiin ah, muujinaya cayaaraha istunka markuu ahaa sanadka 1950-kii.
meeshana waa degmada Afgooye.

waxaa la og yahay beesha Galadi oo degta degmada Afgooye waxaa ahayd saldanad xukunta lagasoo bilaabo Magalaada Muqdisho ilaa baardheere.
Beesha Goobroon oo ah boqortooyada Galadi ayaa ka talinayay saldanada Galadi.
Cayaarta istunka oo u ahayd hidaha iyo dhaqanka beeshaas istunka wuxuu tilmaamayay kartida iyo geesinimada beeshaas.
taariikhda beesha goobroon waa mid qoto dheer.
Sawirada beeraha degmada Afgooye
This is an old picture, showing the Istuna games in the year 1950.
The place is Afgooye district.
It is known that the Galadi clan living in Afgooye district was a sultanate that ruled from Mogadishu to Baardheere.
The Goobron clan, the Galadi kingdom, ruled over the Galadi sultanates.
The Istuna game, which was the heritage and culture of that clan, Istuna indicated the ability and courage of that clan.
The history of the Goobron clan is deep.
