Categories
Sawirada Siyaasa - politics

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah. Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan. Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas: Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta […]

Categories
Caafimaadka Health

Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay

Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay Soomaalida maskaxda ma cunaan, dhaqankooda ayaa sidaas ah. Laakin cunidda maskaxda waa arrin adduunka laga yaqaano oo waddamo badan ku faafsan. Marka hore cunitaanka maskaxda diin ahaan waa xalaal. Taas layskuma haysto, laakin qofka aan ka helin wuu iska dhaafi karaa taas wax dhib ma laha. Halkan waxaan kusoo […]

Categories
News Siyaasa - politics

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video Farmaajo hadalka uu jeediyay  sida ka muuqata waa hadal malab oo kale ah. laakin qofka si qoto dheer u eego wuxuu dareemayaa inuusan sidaas ahayn. Farmaajo inta uu madax yahay immisa qarax dhacday immisa jeer uu safray aaway ballanqaadyada uu sameyn jiray. hadal badan haan ma buusho ayaa […]

Categories
Bulsho Society

Sixirka guurka reebo waa maxay

Sixirka guurka reebo waa maxay Sixirka guurka reebo waxaa laga wadaa in ninka ama naagta laga sixro guurka marka  cumrigooda kama fikirayaan guur. Ninka waxaaba laga xirayaa inuu naag raadsado. Sidoo kale gabadha waxaa loo diidayaa in nin soo doono ama iyadaaba ninka u arkeyso inuu xun yahay. Sidee lagu garan karaa sixirka guurka inuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]

Categories
Bulsho Society

Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020

Si xun ayuu usoo hallaabayaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaa yaab badan askari inuu qof iska dilo qof aan hub wadanin oo shibil ah. taas waa arrin aad u xun, soomaali waxaa lagusoo celin rabaa sidii hore. immisa qof oo bajaaj ku shaqaysta la dilay bilahan lasoo dhaafay. taas wax yar ma aha ujeeddo weyn baa […]

Categories
Bulsho Society

Qabiilka Soomaali ugu lacagta badan lot of money

Qabiilka Soomaali ugu lacagta badan lot of money Qabiilka ugu hantida badan kee la dhihi karaa? Marka hore waa inaan ogaanaa hantida waxa laga wado. Soomaalida waxay u kala baxaan dad xoolo dhaqato ah iyo dad beeraley ah iyo dad ganacsato ah. Hantida soomaali laguma soo koobi karo qabiil gaar ah. Dad badan ayaa is […]