Dambiyada waxay u kala baxaan labo nooc mid weyn iyo mid yar. Dambiga weyn waxaa lagu gartaa dhowr astaamo. In qofka sameeyo naar loogu gooddiyo Sidoo kale in lacnad korka laga saaro Sidoo kale in lagu tilmaamo inuu yahay dambi weyn. waxaa ka mid ah dambiyada waaweyn sino, sinada waa nin inuu u tago naag […]
