Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa

Su’aasha:

walalayal waxan isku arkay marka ninkay aan galmo la samynaya biyo aad u badan oo anan iska reebi karin kadi oo kale ah wax urna ma laha maxaa waaye biyahas fadlan jawab aan rabaa wad mahadsan tihin.

Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa
Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa

Jawaabta:

Biyaha dumarka qaar kasoo daato waqtiga galmada oo ah biyo cad khafiif ah oo  waxaa lagu tiriyaa biyabaxa oo naagaha qaar u gaar ah, dumarka sidey u badan yihiin marka ay biyabaxayaan wax kama soo daataan sida raga oo kale, astaamaha biyabaxooda lagu garto waa boodboodka siilka murqihiisa iyo  kacsiga oo ka jabo naagta, iyo raaxada meel sare ay gaarayso, laakin gabdho ayaa jira marka ay biyabaxayaan waxaa kasoo burqado biyo sida kaadida oo kale ah, inkastoo dhakhaatiirta qaar ay leeyihiin dumarka noocaas ah waxay qabaan jirro la xiriirta kaadihayska ama qaska murqihiisa la xiriira, oo aysan ku celin karin marka galmada kaadidooda.

waxaa kaloo laysku haystaa biyahaas meesha ay kasoo baxaan, ma duleelka kaadida ayay kasoo burqadaan ama duleelka siilka oo ku xiran ilmagaleenka ama qanjiiradaha siilka jidaarkiisa ku dheggan.

si kaste ha ahaate waxaa saxsan inay tahay arrintaas biyo bax xitaa kutubta qadiinka ayaad ka heli kartaa naagaha qaar inay biyaha soo daadiyaan.

 

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

The water that some women leak during sex is a thin white water and is considered vaginal discharge, which is unique to some women. Most women do not leak anything when they urinate like men. The symptoms of their discharge are the contraction of the vaginal muscles and the woman’s loss of erection, and the pleasure she reaches a high point. However, there are girls who leak water like urine when they urinate, although some doctors say that such women have a disease related to the bladder or a muscle disorder, and they cannot urinate during sex.

There is also controversy about where this water comes from, whether it comes from the urethra or the vaginal opening that is connected to the uterus or the glands attached to the vaginal wall.

In any case, it is correct that this is vaginal discharge, and you can even find ancient books describing some women leaking water.

One Response

Leave a Reply