Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin Ninka xun astaamaha lagu garto way badan yihiin laakin waxaan soo qaadaneynaa astaamaha ugu muhimsan. Ninka xun astaanta ugu horreyso lagu garto marka uu gabadha shukaansanayo wuxuu ka dalbaa waxyaalo aan diinta oggoleyn. sidoo kale ninka xun wuxuu jecel yahay warka iyo isku dirka. ninka […]
