Categories
Bulsho Society News

Wiilka asoo qaawan masjidka ku tukaday

Wiilka ku tukaday asoo qaawan masjidka aad buu ugu faafay baraha bulshada. sawirka dad badan ayaa arkay, wiilka wuxuu xirnaa puma kaliya sida kaaga muuqato sawirka. puumahana wuxuu ka korreeyay jilbaha. sida la og yahay salaadda waxay leedahay shuruud ay ku ansaxayso. shuruudaha salaadda waxaa ka mid ah in cawrada in la asturo nin iyo […]

Categories
News

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay Sawir nasoo gaaray wuxuu caddeynayaa in madaxweynaha Jamhuuriydda Somalilnad daabacay Kitaab jaamac, waxaana ku qoran galka gudaha kitaabka inuu isaga bixiyay qarashka daabacaadda musxafka. Somalilnad waa dad soomaali ah oo raba inay gooni u baxaan, waxayna sameysteen nidaam iyaga u gaar ah, waana dad nabadda jecel, marka ay soomaali […]

Categories
Sawirada

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee Sawirka gabadhan waa sawir u muuqda qaab jin ah ama guulguul , laakin marka aad eegto sawirka adoo indhaha soo ururinaya waxaa kuu muuqanaya sawir ka duwan kan aad u jeedo. isku day indhahaag soo laab adoo eegaya waxaa kuu muuqanaya sawir gabar qosleysa ama dhoolacadeynaysa. marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay

Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay Shaaha liin dhanaan lagu daray muxuu jirkaaga ku sameeyaa dhakhaatiirta cuntada iyo caafimaadka waxay sheegeen faa’idooyinka uu leeyahay shaaha liinta lagu daro waxaa ka mid ah 1- maskaxda ayuu xoojiyaa qofka mar kasta cabba xifdigiisa aad buu siyaadaa. 2- dufinta cuntada iyo sokorta inuu jirka dhuuqo ayuu ka […]

Categories
Caafimaadka Health

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo sidey u arkaan gabdhaha ninka calool weyn leh Baruurta caloosha iyo waxyaalaha siyaadiya ama yareeya rag iyo dumarba Baruurta caloosha waa midda ugu daran oo dhibka u keenta caafimaadka waxay ka dhalataa. 1- subagga 2- caanaha 3- shukulaatada 4- xalwada 5- […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo sameeyo. Waxaa haboon dab khafiif in lagu kariyo si uuna u isbaddalin. waxaa laga helaa hilibka idaha Vitamiin B iyo Vitamiin B12. Wuxuu ku fiican yahay in la dubo Qaabab kala duwanna waa loo […]

Categories
Caafimaadka Health

Ciddida qaababka loo ilaaliyo halkaan ka tixraac

Ciddida waxay ka mid tahay waxyaalaha Ilaahay CAZZA WA JALLA nagu qurxiyay waxay ka difaacaysaa maqaarka inuu dilaaco, waayo waxaa lagu gunuday meelaha jirka ku dhammaado, sidoo kale haddii ciddadu jiri lahayn qofka faraha wax kuma qaban kareen, waayo waxay iska ahaan lahaayeen hilib tabar daran. Maxaa ciddida ridi kara? ciddidu siyaabo badan ayay ku […]