Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Dhaqanka dadka iimaanka leh

Dadka iimaanka leh waxay leeyihiin astaamo lagu garto, iyo dhaqan suuban oo ka soocaya dadka xunxun. Nusuus badan ayaana tilmaantay arrintaas halkaan ayaad ka arki doontaa. Alle wuxuu sheegay dadka iimaanka leh inay ku degdegaan khayraadka, waxay ka baqayaan inaan laga aqbalin, rajo damac ayay ka qabaan in laga aqbalo oo abaalkiisa ay helaan, wuxuu […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Fadliga xajka uu leeyahay

Fadliga xajka uu leeyahay Xajka wuxuu ka mid yahay arkaanta islaamka , qofka wuxuu ku waajibaa lacagta leh oo awoodo inuu aado xajka.   wuxuu yiri Alle: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ معْلُومَاتٌ فَمَنْ فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلَا رَفَثَ وَلَا فُسُوقَ وَلَا جِدَالَ فِي الْحَجِّ وَمَا تَفْعَلُوا مِنْ خَيْرٍ يَعْلَمْهُ اللَّهُ وَتَزَوَّدُوا فَإِنَّ خَيْرَ الزَّادِ التَّقْوَى وَاتَّقُونِ يَاأُولِي […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

In lagu toosnaado cibaadada

In lagu toosnaado cibaadada Cibaadada waa waajib saaran addoonka. waxaana la rabaa inuu ku toosnaado. Wuxuu leeyahay Alle: (إِنَّ الَّذِينَ قَالُوا رَبُّنَا اللَّهُ ثُمَّ اسْتَقَامُوا تَتَنَزَّلُ عَلَيْهِمُ الْمَلَائِكَةُ أَلَّا تَخَافُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَبْشِرُوا بِالْجَنَّةِ الَّتِي كُنْتُمْ تُوعَدُونَ) (Kuwa yiri rabbigeena waa Alle hadana toosnaaday waxaa ku soo dagta malaa’igta (markey dhiman iyadoo ku dhihi) ha […]

Categories
Siyaasa - politics

Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts

Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts Baarlamaanka Jubaland oo sawir yaab badan laga sameeyay. amin arts wuxuu sawiray xildhibaannada oo dhan baakad ku wada jira Axmed Madbooe ah. taasoo laga wado dhamaan inay isaga raacsan yihiin. waa sawir runtii meel dheer wax ka shiishay. amin arts si daran ayuu u saaran yahay maalmahan Axmed Madoobe. Hadiyadda […]

Categories
Siyaasa - politics

Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya

Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya Axmed Madoobe iyo amin arts mar kale doorashada Kismaayo ka dhici rabto. Sawirka amin arts waxaa laga fahmayaa inuu Axmed Madoobe Kenya u daba dhilif u yahay. Amin arts oo u arko dowladda dhexe inay tahay mid daacad u ah shacabka soomaaliyeed, maamulgoboleedyada inay yihiin caqabada hortaagan dowladda […]

Categories
News

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video Wiil yar u dhashay dalka UK ayaa Maxamed Salaax arkay markaas ayuu usoo orday wuxuu ku dirsaday baallaha nalka markaas ayaa sanka dhaawac kasoo gaaray, maxamed salaaxa markuu arkay gaarigiisa ayuu uga soo degay markaas ayuu sawir la galay daawo muuqaalka:   https://www.facebook.com/BBCnewsArabic/videos/960393520981843/ The British child took […]

Categories
News

Ninka muslimiinta Norway weerar ku qaaday

Ninka muslimiinta Norway weerar ku qaaday Warar ka imaanaya magaalada Oslo ee dalka Norway  waxay sheegayaa in Maxkamad maanta la soo taagay ninkii weerarka ku qaaday masjidka muslimiinta ee Norway. Ninkan oo 21 jir ah luguna magacaabo Philip Manshaus ayaa maalintii sabtida isagoo qoryo ku hubeeysan galay masjidka Al Nour Islamic Center, kaas oo isku […]