Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video

Wiil yar u dhashay dalka UK ayaa Maxamed Salaax arkay markaas ayuu usoo orday wuxuu ku dirsaday baallaha nalka markaas ayaa sanka dhaawac kasoo gaaray, maxamed salaaxa markuu arkay gaarigiisa ayuu uga soo degay markaas ayuu sawir la galay daawo muuqaalka:
https://www.facebook.com/BBCnewsArabic/videos/960393520981843/
The British child took a photo with Mohamed Salah
Young boy injured by Mohamed Salah Video
A young boy from the UK saw Mohamed Salah and ran towards him and hit him with a light bulb, causing his nose to be injured. When Mohamed Salah saw him, he got out of his car and took a picture with him. Watch the video:
